Quantcast
Channel: War la hubo oo xaqiiq ah
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2414

DAAWO;Wacdarihii Fanaaniinta Ogadeniya Iyo Dhaantadii Ugu Qatarsanayd Oo ay Ka tumeen Xafladii Khaatumo Ee Nairobi

$
0
0

Waxaan Halkan idin kusoo Gudbinaynaa Sidii Aan Hore Idinku Balan Qaadnay Inan Idiin soo Gudbino Waxkasta Oo Kusaabsan Xafladii Sanad Guuradii Labaad Ee Maamulka Khaatumo Ee magaalada Nairobi Oo Noqotay Xafladii Sanadka Ugu Qiimaha Badnayd.

Hada Waxaan kalkan Idin kusoo Gudbinaynaa Midkamid ah Dhaantadii mudooyinka Latumo tii Ugu Quruxda badnayd Oo ay Kooxda Danab Ee Ogadeniya ay ka tumeen Xafladii Sanad guuradii Khaatumo Ee Magalada Nairobi Taas Oo si qurux Badan Loo Tumay Isala markaana Aanay indhahgaga Ka dhergayn.

HALKAN RIIX OO DAAWO DHANTADA


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2414

Latest Images

Trending Articles