Quantcast
Channel: War la hubo oo xaqiiq ah

(Video) Shacabka Sool Marna Ma Ogala Doorashada Maamulka Somaliland

Shacabka Magaalada Laascaanood ayaa diidan in deegaankooda ka qabsoonto doorashooyinka maamulka somaliland oo maalmihii u dambeeyay la arkayay xubno deegaanka ka joo jeeda oo xilal ka haya maamulka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Su’aalo ka dhashay kulan uu Cali Guudlaawe kaga qeyb-galay xafiiska R/W Rooble

Waxaa 24-kii saac ee la soo dhaafay waxaa baraha bulshada aad loogu hadal hayaa sawirka Madaxweynaha HirShabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe, oo lagu dhax arkay shir uu Arbacadii Ra’iisul...

View Article


Ruwaayadaha Buhoodle lagu dhigayo oo soo badanaya

maalmihii u dambeeyay magaalada buuhoodle waxaa ku soo badanayay majaajaliistayaal ku soo dhigaya ruwaayado

View Article

R/W Rooble oo helay fursad weyn, afar sabab dartood

Waxaa markii 3-aad 4-tii March baaqday shirkii uu Iclaamiyay Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, iyadoo aysanna muuqan saan saan kale ee uu ku qabsoomi karo...

View Article

DF Soomaaliya oo qaaday ciidamadii ay dhigtay Daljirka Daahsoon

Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa inay dib u qaaday ciidamadii ay shalay dhigtay waddooyinka waa weyn ee soo gala taalada Dajirka Daahsoon oo ku taalla degmada Boondheere ee...

View Article


XIRSI CALI IYO WACAYS AADAN NABADA NOO QAATA

waa gabay uu tiriyay abwaan reer buuhoodle islamarkaana uu u bixiyay Tolkayow nabada noo qaata

View Article

Muxuu Deni ka yiri weerarkii lagu qaaday xabsiga dhexe ee Boosaaso?

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane  Siciid Cabdullahi Maxamed (Deni) oo shir jaraa’id u qabtay warbaahinta ayaa si adag uga hadlay weerarkii xooganaa ee habeen hore lagu qaaday xabsiga...

View Article

Akhriso: Qodobada ay ku heshiiyeen DF iyo JANAN

Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wasiirkii hore Jubbaland Cabdirashiid Xasan JANAN ayaa gaaray heshiis shan qodob ah, kaasi oo Janan uu ugu soo biirayo isbaheysiga Farmaajo, oo ay isku beel yihiin....

View Article


Yaa Booqday Xafiiska Aruurinta Danaha Khaatumo

Xubno ka socda bulshada degaanada sool sanaag iyo cayn ayaa maalmahan talo bixino siinayay xafiiska aruurinta danaha khaatumo ee magaalada buuhoodle oo ay booqanayeen waxaana maanta booqday laba...

View Article


Puntland maxaa ka yeersiiyay Sool Baan Soo Celinaynaa

wasiirka arimaha gudaha maamulka puntland oo xalay wax laga waydiiyay degaanada sool sanaag iyo cayn ayaa sheegay inay qorshaynayaan inay soo celiyaan gobolka sool gaar ahaan magaalada laascaanood

View Article