Fariintii Faroole ka keenay SNM
Cabdiraxmaan Faroole oo ka faaiidaysanaya Xafladdii ay caawa Soomaali oo dhami isugu timid ayaa halkaaka shheegay labo Fariimood y , oo ay labuduba khaldan yihiin oo ay lid ku ah amniha iyo...
View ArticleQaadigii Murqaansanaa ee Caruurta Derbi jiifka ah xiray
Hoos ka daawo Qaadigii Hargaysa ee Caruurta Derbi jiifka ah Xabsiga ugu xukumay Darxumada haysta Maxkamadda degmada Hargeysa ee waqooyi galbeed, ayaa 6 bilood oo xabsi ah ku xukuntay 20 dhalinyaro...
View ArticleDhibka Waxaa Wada Bah Hararsame
Cali Mareeykan ayaa ka Hadley ciidan Bah-hararsama ah oo la doonayo in lagu wareejiyo beesha Isaaq.
View ArticleTaliye u soo Goostay Dhinca Puntland
Taliye ciidan ayaa ka soo goostay dhinacaa iyo maamulka Hargeeysa; sidoo kalle talliyahan ayaa hadda ka hor ka mid ahaa ciidanka Puntland intii uusan ku biiran maamulka Hargeeysa. Haddeer ayuu...
View Article(Video) Ictiraafkii laga seexday
Sawirka maanta: Maamulka SNM Waxay u dirsadeen inuu aqoonsi iyo Ictiraaf u soo raadiyo, shirkii ugi horeeyey ee uu ka qayb galay ayuu ku seexday. Maayarka Hargysa oo qaadiraysan ayaa ku gam’ay...
View ArticleKuwii hore ka daran Ee Sidee Loo Ansixin Dawladda Cabdul Ra’uuf Soo magcaabay
Wasiirkii maaliyadda Ciise Maxamuud, wasiirkii arimaa gudaha Cumar Maxamuud, wasiirkii amniga Cali Saleebaan , wasiirka shidaalka Cismaan Maxamuud, Qorshaynta Biciidyahan iyo Kheyradka badda...
View Article(Video) Aragtida Qurba-jooga Dhulbahante Ee Wasiirada Cusub Ee Puntland
Wasiirkii arimaha dibadda maamulka khaatumo Caynaash Cabdiraxmaan ayaa laga waraystay wasiirada cusub ee maamulka puntland kuwaa oo uu dhawaan soo magacaabay madaxweynaha maamulka puntland
View Article(Video) Ka Qeyb-qaado Caawinta Agoonta iyo curyaamada….
Bulshada soomaaliyeed waxaa laga wargalinayaa inay ka qeyb-qaataan taageerida agoonta, ceelasha biyaha ee loo qodayo kuwa aan biyaha haysan, dugsiga farsamada gacanta si shaqo loo abuuro iyo kaalmada...
View ArticleShacabka Ceegaag Iyo Maxaa Kala Haysta Telesom?
Degmada ceegaag oo mudooyinkii udambeeyay ku talaabsatey horumar dhinacyo badan taabanaya isla markaana ay kunool yihiin bulsho aad u tiro badan ayaa waxa ka taagan baahi dhanka isgaadh siinta ah gaar...
View ArticleAgaasime aan lagu heshiin oo la magcaabay
RW Kheyre iyo DuCaale oo ka hotagay heshiiskii Farmaajo iyo Mursal Ra’isul wasaaraha Soomaliya Xasan Cali Khayre iyo wasiirkiisa iyo wasiirkiisa amniga Ducaale aay kaga hortagayaan heshiis dhex...
View Article(Video) Buuhoodle Oo U Dabaal Dagaysa Wasiiradii U Badnaa Oo Ay Puntland Ka...
Buuhoodle waxaa ka dhacday munaasibad lagu taageerayo golaha wasiiradda cusub ee Puntland. Gobolka Cayn sanadka waxaa wasiirada ugu jira 5 xubnood oo kala ah 2 wasiir oo buuxaa, hal wasiir kuxigeen...
View ArticleKenya oo safiirka Somalia soo cayrisay unu yeeratay safiirkeeda Soomaaliya
Dowladda Kenya ayaa xiriirka u jartay Soomaaliya, ayada oo u yeeratay safiirkeedii Soomaaliya, islamarkaana soo cayrisay safiirkii Soomaaliya ee Kenya, xilli xiisad diblomaasiyeed ay ka dhex...
View ArticleFuriin baan kaa dalbanayaa
Walee anigu Fashilmaye., anigu fashilmaye, Fudeyd badniyaa. Heesta Nasteexi iyo Madi
View ArticleDaawo itoobiya oo sheegtay inay maamul yihiin….
Saxaafada hargeysa ayaa waydiiyay wasiirka arimaha gudaha somaliland in waftiga somaliland ee muuse biixi ay ahaayeen maamul goboleed ka tirsan somaliland
View ArticleMandiq(Caqli-gal) ma waxaa ah aan qabiil ah 4.5 wax ku qaybsano mise deegaan?...
Qoraal aan maalin dhaweyd soo qoray oo aan ku tilmaamay reer Waqooyigu siday midnimada Soomaaliya dheemantoodii ugu horeen ayaa dad badan oo reer Waqooyi iyo Koonfureed ahiba weydiintoodu waxay u...
View Article(Video) qorshaha Madaxda Puntland ee Jiida Hore Booqatay
Madaxweynaha puntland iyo kuxigeenkiisa ayaa booqday jiida hore ee ay isku hor fadhiyaan ciidamada puntland iyo SNMta waxayna sheegèe Inay mushaharkooda oga raadin doonaan dawlada soomaaliya
View ArticleMuse Biixi Iyo Saylici Oo Si weyn Iskugu Khilaafsan Ciidamo Hubaysan oo is...
Muse Biixi Iyo Saylici Oo Si weyn Iskugu Khilaafsan Ciidamo Hubaysan oo is horfadhiya & Xiisada ka aloosan Awdal+Muuse Biixi oo Saylaci qadiyadaa ku xidhiidhiyey Waxa isasoo taraya khilaaf...
View ArticlePUNTLAND OO CIIDAMA GELISAY MAGAALADA GAALKACYO
Ciidamo laga qaaday Tukaraq oo la geeyey Gaalkacayo si ay ula dagaalamaan Wiilasha Kufsiga iyo dilka ka wada degaanadaas oo ciidan tiro badan halkay ay horay u joogeen Wararka ka imaanaya magaalada...
View ArticleWakiilkii Faroole oo kaga dhabeeyey hadalkii ahaa Tukaraq isaga baxa, isaga...
Wakiilkii Faroole oo kaga dhabeeyey hadalkii ahaa Tukaraq isaga baxa, isaga oo fariintaa u dirayey beesha Isaaq Wasiirka Maaliyada Puntland Xasan Shirre Abgaal , oo ah Wasiirka uu Cabdiraxmaan...
View ArticleMaxaa laga fileysan karaa Shirka Farmaajo iyo Kenyatta ku dhexmaraya Nairobi ?
Shirar hordhac ah ayaa ilaa xalay ka dhacayay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kuwaasi oo u dhaxeeyay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra’iisul wasaaraha Ethiopia Dr Abiy...
View Article