Madaxweynaha maamulka khaatumo maxamed yuusuf jaamac indhasheel ayaa ka hadlay shirka isimada dhaqanka khaatumo ee lagu wado inuu ka furmo magaalada boocame ee gobolka sool
madaxweynaha ayaa sheegay in golaha dhaqanka khaatumo ay ka arinsanayaan sidii loo xoojin lahaa shirweynaha khaatumo3 islamarkaana isimada dhaqanka khaatumo ee ku shirsan magaalada boocame ay ka soo qeyb gali doonaan shirweynaha khaatumo3 ee xiligan ka furan magaalada taleex