Quantcast
Channel: War la hubo oo xaqiiq ah
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2414

War Naxdin Badan Daawo Video: Nin Cuna Hilibka Dadka Oo lagu Qabtey wadan Muslim ah?

$
0
0

Pooliska Bunjab ee dalka Pakistan, ayaa gacanta ku dhigay nin cuna Hilibka bini’aadamka.

Ninkan ay qabteen Booliska, oo lagu magacaabo “Maxamed Caarif Cali” oo horay u qirtay inuu cuno bini’aadamka, ayaa waxaa soo sheegay deriskiisa, kadib markii ay gurigiisa ka uriyeen Hilibka Aadanaha.

HALKAAN KA DAAWO

Booliska ayaa sheegay in gurigiisa ay kasoo heleen Madaxa canug yar.

Sidoo kale ninkaan ayaa cuna dadka dhinta ee la duugo, waxaana uu kala soo baxaa Qabriyada.

Qaanuun u gaar ah dadka cuna Bini’aadanka kama jiro dalka Pakistan.images (11)


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2414