Ururka Dalkaab Community ayaa Doortay Maanta Magaalada Cerigaabo Hogaan Cusub Halka Qaarkalena lag u sameeyey Xilka Qaadis.
Kulan balaadhan oo ay isugu Yimaadeen Xafiiskooda Magaalada cerigaabo ayaa ay ku Doorteen Hogaankan Cusub waxaana Gudoomiyaha Guud ee Ururka Dalkaab Loo Doortay Gudomiye Kayse Cabdi Cali Qodax Agaasimaha Guud Mohamed Cabdi xirsi Xidhiidhiyaha dalka Gudihiisa iyo Debeda
maxamed beer madoobe Gudoomiye kuxigeenka 1aad Farduus Af janno waxaa xikii Lga qaaday Agaasimihii hore Mustafe Maxamed Duulane maxmuud Geeldoon India Cali cabdi maalig oo dhamaantood xubanahaas Laga dhigay Dibada Ururka waxaana la soo Dhisi Doonaa xubanaha Cusub ee Gobolada Iyo Debeda ee wadamada Keniya , India UAE
Abdinaasir khalid siciid iyo xubno kale waxaana la soo Dhisi Doonaa xubanaha Cusub ee Gobolada Iyo Debeda ee wadamada Keniya , India UAE i Cnaasir khalid Dubai