Quantcast
Channel: War la hubo oo xaqiiq ah
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2414

OGAYSIIS: Fursado Shaqo Oo Ka Banaan Warbaahinta Daldoon.com……..

$
0
0

Saxafiyiinta Ku Sugan LAASCAANOOD waxaa la ogaysiinayaa in Warbaahinta DALDOON.COM ay ka banaan tahay Fursad Shaqo taasoo loo qaadan doono Qofka ugu Haboon xirfada Saxafinimo.

 

Shuruudaha Looga Baahan Yahay Saxafiga

1- Inuu yahay saxafi bartay saxaafadda

2- Inuu haysto qalabkiisa Sida, Voice Recorder , Camera, Heli Karo Computer With Internet.

3- Inuu Aqoon Fiican U Leeyahay Microsoft Office.

4-Inuu heli karo Wararka kuwooda Ugu xasaasisan

5-.Inuu Yahay Saxafi Fir Fircoon.

6- Inuu Yahay Suxufi ku sugan Buuhoodle ama Laascaanood

7-Wa Inaano uu Shaqeyn Website ama Saxaafad Kale

Fiiro:-  Qabashada Waraaqaha Shaqadan Waxay Ka Bilaabmatay Oct 12, 2018 waxayna Qabashada waraaqaha ku Egyihiin Oct 17, 2018 Hadii Eebe Idmo.

Tartanka Shaqadan Waxay U Furantahay Saxafi Kasta Gabadh Iyo Wiilba. Warbaahinta Daldoon.com Waxay Siin dontaa Saxafiga Ku guulaysta Shaqadan Tababar dheeraad ah oo Kor U Qaadi Doonta Shaqadiisa Saxafinimo.

Waxaad E-mailkaaga Iyo Telephone Numberkaaga Kusoo Diri Kartaa E-mailkan Hoose waxaad heli doontaan jawaab degdeg ah

daldoontv@gmail.com


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2414

Latest Images

Trending Articles