Quantcast
Channel: War la hubo oo xaqiiq ah
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2414

(Daawo Vedio) Gollaha Deegaanka Buuhoodle Oo Wax Lagu Farxo Ka Fuliyey Buuhoodle

$
0
0

Gollaha deegaanka Buuhoodle oo muddooyinkii ugu dambeeyey horumar aad u balaadhan ka waday gudaha magaalada Buuhoodle ayaa maanta waxa ay si rasmi ah xadhiga uga jareen dhismaha kastanka caashuuraadka oo dhinaca waqooyi kaga yaala magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn.

Dhismaha kastankani ayaa waxaa xadhiga maanta ka jaray gudoomiye ku xigeenka gollaha deegaanka Buuhoodle Maxamuud Cali Faarax, iyagoona munaasibadii maanta lagu daah furayey kastankani ay goob joogayaal ka ahaayeen madax caan ka ah gudaha magaalada Buuhoodle iyo mas’uuliyiinta gollaha deegaanka Buuhoodle. Hadaba qaabka ay u dhacday munaasibadii daah furka kastanka halkan hoose ka daawo.

Halkan Ka Daawo

 

Xafiiska Wararka Ee Shabakadda Daldoon Online
Buuhoodle Soomaaliya

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2414

Trending Articles