Eeg Sawirkan Haddii Somalia Dhurwaa laga cunay, Suuriya maxaa iyadana laga...
Sawirka hoose waxa uu muujinayaa qaxooti soo qaxay oo Suuriyaan ahi in ay gaajo iyo oon la soo deristay waxaana ay qalanayaan libaax duurka ku jirey, dhibaatada Suuriya ayaa dadka wadankaas badankood...
View ArticleCuqaasha Iyo Odayaasha Beesha Jaamac Siyaad Oo Saaka U Amba baxaya Magaalada...
Qaar kamid ah cuqaasha iyo odayaasha beesha jaamac siyaad ayaa la xaqiijiyay inay maanta u amba baxayaan caasimadda maamulka khaatumo ee taleex oo maalmo ka hor ay ka dhaceen dagaalo ay ku naf waayeen...
View Article(Vedio) Warbixin qosol badan oo laga diyaariyay qurba joogta Soomaalida ah,...
Warbixin Cajiib ah oo kaa qoslin doonto ayaa laga diyaariyay Qurba Joogta Soomaalida ah ee dalka ku laabanayo waana Qodob Xiiso badan oo kaa qoslin doono qaabka loo diyaariyay marka aa daawato. Hal...
View Article(Dhagayso)Madaxweyne Indh-sheel Oo Digniintii ugu dambaysay u diray Faroole
Madaxweynaha Maamulka Khaatumo State Maxamed Yusuf Indhosheel ayaa waxuu Si Faah Faahsan uga hadlay Arimo Badan oo Bulshada Soomaaliyeed u Dhegtaagaysay & Hadalkii Been Abuurka Ahaa ee Kasoo...
View ArticleVideo-Waligaa Ma Aragtay Magaalo Dhan Oo Wada Sixran iyo shiikhyadii oo...
waa barnaamijka aan markastaba kusoo qaadano waxyaabaha adduuunka ugu cajaaibsan marna waad nixi marna waaad qosli ee socdaalka royal ugu soo dir wixii kaaContinue Reading »
View Article(Dhagayso) Madaxweynaha Soomaaliya Oo Ka Hadlay Xasuuqii Taleex Ee...
War xalay ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha uu ku baaqayo in si degdeg ah loo joojiyo dagaalada ka socda magaalada Taleex ee gobolka Sool,...
View Article(Full Vedio) Madaxweyne Indha-sheel Oo Qorshe Cusub Soo Bandhigay...
Madaxweynaha khaatumo maxamed yuusuf jaamac indha-sheel oo shir jaraaid qabtay ayaa ka hadlay arimo badan oo ku aadan maamulka khaatumo iyo qorshayaasha cusub ee ay doonayaan inay qabtaan, madaxweynuhu...
View Article(Vedio) …..Maxaa Looga Hadlay Kulankii Jaaliyadda Khaatumo Ee Uk
Jaaliyada Khaatumo ee Dalka UK ayaa Kulan Ay Isugu Yimaadeen Dhowaan waxay si Wayn uga Hadleen Duulaankii Maamulka Faroole ku Qaaday Deegaanka Taleex. HALKAN KA DAAWO VIDEO Qaybaha kala Duwan ee...
View Article(Vedio) Shacabka Soomaaliyeed Oo Soo Dhaweeyay Heesaha Wacyi-galinta ay...
Daawo Sangub iyo Saado oo ka wada koonfurta Soomaaliya wacyi gelin, halka Shariif Sakiin, jewaari iyo Khaalid C. Cumar ay weli calooshooda la cayaarayaan. Halkan Ka Daawo Abwaanka umadda afka...
View ArticleJaaliyadda Khaatumo Ee Imaaraadka Carabta Oo Kulan Ka Yeeshay Xasuuqii Taleex
Waxaa shaley oo ku beegneyd 30/11/2013 kulan balaadhani oo isugu jira baroor diiq iyo gurmad deg deg ah oo loo geysanayo shacabwenihii reer Taleex oo ka tirsan bulshada khaatumo ee uu 28/11/2013 ay si...
View ArticleR/wasaare Saacid oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyada Villa...
R/wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shiirdoon Saacid ayaa goor dhoweeyd xafiiskiisa ku qabtay shir jaraa’id oo uu kaga hadlay halka uu kasoo bilowday khilaafka ka dhexeeya...
View ArticleToos ula soco: Codka Kalsoonida oo hadda loo qaadayo Xukuumada
Xarunta golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho ayaa waxa hadda ka socda Baarlamaanka codka kalsoonida loo qaadayo xukuumada Somaliya iyadoo haddda la tirinayo xildhibaanada jooga iyo inta maqan....
View Article(Vedio)..Siyaasi Reer Boorama Ah Oo Si Adag Oga Hadlay Xasuuqa Taleex...
Mid kamid ah odayaasha magaalada Borama ayaa kueedeeyay maamulada soomalilad iyo puntland inay kadanbeeyaan dagaalkaai dhawaan ka dhaay degmada taleex daawo vedeo
View ArticleWar deg-deg ah: Baarlamaanka Soomaaliya oo kalsoonida kala noqdey Xukuumaada...
Fadhi ay maanta isugu yimaadeen Xildhibaanada Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya ayey codka kalsoonida kala noqdeen Xukuumadda uu hoggaamiyo raysalwasare Saacid. 250 Xildhibaan oo ka mid ah 275...
View ArticleDaawo Muuqaal : Cuqaasha iyo waxgaradka beesha Jaamac Siyaad u baxay...
Qaar ka mid ah cuqaasha iyo waxgaradka Beel weynta Jaamac siyaad ayaa u anbabaxay degmada taleex halkaasoo ay u tagayaan anba qaadista nabadgelyada deegaankaas, waxaana cuqaashan iyo waxgaradka saaka...
View Article(Vedio).Wasiirka Amniga Maamulka Khaatumo Maxamed Ducaale Oo Arimo badan...
Wasiirka Amniga Maamulka Khaatumo Maxamed ducaale oo shir jaraaid qabtay ayaa ka hadlay xasuuqii loo geystay shacabka magaalda taleex oo ciidamada maamulka puntland ku sheegay inay ka geysteen xasuuq...
View ArticleProf Jawaari oo shir Jaraa’id qabtay iyo isaga oo ku dhawaaqay sii hayaha...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya Maxamed Cusmaan Jawaari oo goor dhaw shir jaraa’id qabtay ayaa waxa uu ku shaaciyey Cabdi Faarax Shirdoon oo ah Ra’isalwasaarihii kalsoonida Xukuumadiisa laga laabtay...
View ArticleAmina Muse Weheliye oo xil loo magacaabay, waxa ayna noqotay
Ururka gabdhaha suxufiyiinta Soomaaliyeed (SWJ) ayaa maanta dhameystiray magacaabida xubnaha ururka .Ururka ayaa waxaa la aasaasay bartamihii sanadkan 2013ka waxaana ku mideeysan san dhamaan gabdhaha...
View ArticleFADEEXAD: Xildhibaan ka shifay arrimo badan oo maanta ka dhacay Baarlamaanka
Mid ka mid ah xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaciyay arrin sir oo maanta ka dhacday xarunta golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Xildhibaaan Maxamed Maxamuud Kulalihi ayaa saxaafadda...
View Article(Vedio) Hablaha isticmaala cirbadda dhalmada ka hortagta oo jawaab Diini ah...
inta badan Dumarka Soomaaliyeed marka ay soo gaaraan dalalka Qurbaha ayaa waxaa dhacday in ku timaado isbadalo badan oo dhanka nolosha ah kuwaasi oo badankood isticmaala cirbada loo adeegsado dhalmada...
View Article