(VIDEO) Shacabka Sool Oo Ka Mahad Celiyay Biyo Dhaamiska Maamulka Khaatumo
Guud ahaan degaanada gobolka sool ayaa waxaa ka socda biyo dhaamis ay waddo maamulka khaatumo kuwaas oo la gaadhsiiyay degaanada ay ka jiraan biyo dhaamis Halkan Ka Daawo
View ArticleDEG DEG:C/weli Gaas oo afgambigii ugu cuslaa uu ku socdo & dhulka oo la...
Wararka Warbaahinta Daldoon.com ay haatan ka helayso magaalada Garoowe ee caasimada maamulka Puntland ayaa sheegaya in qilaabkii ugu cuslaa abid ee ka dhaca deegaanada Puntland uu xiligani ka socdo...
View Article(Video) Galaal ” hubkii aanu Daaroodka Muqdisho kaga saarnay Hargaysa ayaan...
Denbiyadan dadkii galay goormaa maxkamad la hor keeni doonaa. Magacaygu waa Maryan, waxaan ku noolaa Muqdisho, waxaan dhigan jiray mid ka mid ah jaamacadihii Muqdisho burburka ka hor. Waxaanu isku...
View ArticleVideo:Ardayda Jaamacada Bariga Afrika ee Buuhoodle oo u Fadhiistay...
Ardayda Jaamacada Bariga Afrika ee Buuhoodle ayaa Maanta u Fadhiistay Kala Badh Imtixaanka Sanad Jaamacadeedka 2016/17 Waxaana Itixaanku ka Dhacay Xaraunta Guud ee Jaamacada Bariga Afrika ee Buuhoodle....
View Article(Video) Xadhiga Wariye Xamse guul-darada Maamulka Gobolka Sool iyo Tijaabada...
Ciidamada milatariga somaliland ayaa maalintii 3aad u xidhan wariye xamse darwiish oo kamid ah wariyayaasha gobolka sool kadib markii laga qabtay deegaanka dhumay xili uu ku mashquulsanaa duubitaan...
View ArticleDaawo:Gabadh Soomaaliyeed oo ilmo kawada keentay umadda + qiso naxdin &...
Qisadii ugu naxdinta iyo murugada badnayd ayaa ku dhacday mid kamid ah gabdhaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan gudaha dalka, kadib markii xaalad caafimaad ay lasoo gudboonaatay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA...
View ArticleDEG DEG:(Dhagayso)Madaxweyne Gulled oo farta dhex ka qaniinsan &...
Madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Xuseen Gulled ayaa ka hadlay mooshinka xilka qaadis ah oo ay keeneen xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Galmudug. HALKAN KA DHAGAYSO CODKA Mr. Gulled ayaa...
View Article(Video) Weerarkii lagu xasuuqay Yahuuda iyo Muuqaal Lasoo bandhigay
Ra’iisul wasaaraha Yahuuda Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in astaamaha oo idil ay muujinayaan in ninkii weerarka baabuurka Xamuul ku dilay afar ka mid ah askartooda uu ka mid ahaa kooxda Daacish,...
View ArticleDEG DEG:Siilaanyo oo kaga dhawaaqay Hargeysa hadal ay kawada naxeen Beesha...
Hogaamiyaha maamulka Hargeysa Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa kaga dhawaaqay gudaha magaalada Hargeysa hadal beerka wada gooyey dhamaanba siyaasiyiinta iyo masuuliyiinta kala duwan ee Beesha...
View ArticleDhagayso:Qosol Musharax u taagan xil culus oo Baarlamaanka u balan qaaday 100...
Xili Xildhibaanda Baarlamaanka Soomaaliya ay dhagaysayeen qudbadaha musharixiinta u taagan xilka gudoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa si yaab leh dhagahooda ugu soo dhacay...
View ArticleWar Deg Deg Ah:54 Xildhibaan Oo Xilkii ka Qaaday Madaxweynah galmudug?
Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa xilkii ka qaaday madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo ku sugan Magaalada Muqdisho. Xildhibaano gaaraya 54 Xildhibaan, ayaa...
View Article(Video) Cuqaasha, Odayaasha Nabadaynta beesha bahararsame oo soo afmeeray...
Cuqaal odayaal iyo waxgaradka beesha bahararsame oo maalmihii u dambeeyay socdaal nabadayn ah ku marayay degaano ka tirsan koonfurta gobolka sool ayaa soo gabagabeeyay waxayna shir jaraaid ku qabteen...
View ArticleWar deg deg ah:Dagaal dhiig badani ku daatay oo hada ka socda duleedka...
Wararka xafiiska waxqabadka Wakaaladda Daldoon.com haatan soo gaadhaya ayaa sheegaya in dagaal culus oo uu dhiig badani ku daatay uu ka socdo duleedka Waqooyi ee magaalada Muqdisho. Dagaalkan ayaa si...
View ArticleDEG DEG:Waa kuma masuulka noqon doona gudoomiyaha Baarlamaanka cusub &...
Wakaaladda Wararka ee Daldoon.com ayaa helay xogtii u dambaysay ee ku saabsan doorashada magaalada Muqdisho saaka ka socota, waxaana hadda ka socda hoolka Baarlamaanka kala fadhiisinta Xildhibaanada...
View ArticleLive U Daawo:Doorashada gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia & qaabka ay u socoto…..
Waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa asxaabta sharafta mudaney qaabka ay haatan u socoto doorashada gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya iyo sidoo kale sida ay wax u dhacayaan. HALKAN KA DAAWO...
View ArticleXidig oo afka ciida loo daray iyo tirada codadka lagu kala guulaystay
Maxamed Shiikh CIsmaan Jawaari oo ku guuleystey tartanka doorashada guddoomiyaha baarlamaanka Soomaliya kadib markii afka uu ciida u daray cabdirashiid Xidig uuna helay codad ka badan 139 cod....
View Article(Video) Imaraadka oo doonaya inuu Saldhig ka samaysto Ber-bera iyo Suldaan...
Wasiirka Arimaha debedda ee maamulka Somaliland Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay Qorshe Dawlada Imaaraadka Carabtu ay ku doonayso inay magaalada Berbera uga Samaysato Saldhig Ciidan. HALKAN KA DAAWO...
View Article(Video) Buhoodle Oo Idaacad Cusub Laga Furay+ Magaca Idaacadda
Magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka cayn ayaa laga furay idaacada al xikma ee quraanka kariimka ah Halkan Ka Daawo
View ArticleJaaliyadda Khaatumo ee Imaaraadka Carabka oo tacsi u diraya Cali Xaaji...
Jaaliyadda Khaatumo ee Imaaraadka Carabta iyo dhamaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaasi waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Cali Xaaji Warsame (Cali Gaab) iyo Aamin Foorteyn oo ku geeriyooday...
View ArticleWAR DEG-DEG AH’;Xildhibaan Cabdweli Ibraahim Muudeey oo loo doortay...
War Deg-deg ah; Xildhibaan Cabdweli Sheekh Muudey ayaa ku guuleystey doorashada guddoomiye ku xigeenka 1aad ee baarlamanka kadib markii uu wareegii labaad ee tartanka doorashada uu helay codad gaaraya...
View Article