Amaanduulaha Ciidamada Gaarka ah ee Khaatumo Farxaan Maxashwaan ayaa Khudbad Dhinacyo badan taabanaysa u jeediyey Ciidamada Gaarka ah ee Khaatumo
Amaanduule Farxaan Ayaa soo hadal qaaday Muhiimada ay Ciidamadu u leeyihiin Shacabka iyo Sidoo kale hadafka Umada Xili si rasmi ah loo gudoonsiiyey Ciidamada Militeriga ee Khaatumo Gaaskooda Taleex Mushaharkoodii
HALKAN RIIX SI AAD U DHEGEYSATO