Maxaa kala socotaa Sirta ka danbeysa shukaansiga online-ka ee dhalintu...
Waayadii danbe waxaa si laba jibaarmay dadka iska shukaansada aalada netka, waxaana sii yaraada shukaansiga live ka ah, hadaba maanta shabakada allbanaadir.com waxay idiin wadaa sirir badan oo ku hoos...
View ArticleWarbixin:-Is-qabqabsiga Cali Sandule , Xagla-Toosiye, Mahad Canbaashe Iyo...
Wararka naga soo gaadhaya Hargeysa ayaa waxa ay sheegayaan in Salabeen Ciise Xagla-Toosiye oo maamulka la magac baxay Somalilan ugu magacaaban Wasiirkii Caafimaadka ddib loogu celiyey...
View ArticleSharci U Ogolaanaya Muslimiinta Ku Nool Washington Inay Fasax Helaan Maalmaha...
maamulka guud ee masjidka Abu-bakar Sadiiq ee magaalada Seattle, Imaam Sheikh Ahmed Nour Macallin, ayaa daboolka ka qaaday in maamulka masuuliyiinta gobolka Seattle Washington, ee dalka Maraykanku ay...
View ArticleObama oo Saxiixay Amar lagu joojinaayo in Fiisooyin la siiyo Dadka ku lug leh...
Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama ayaa sheegay in uu saxiixay amar lagu joojinaayo in Fiisooyin la siiyo dadka Ruushka iyo Ukraine u dhashey ee ku lug leh xasraddaha ka taagan Ukraine. Amarka...
View ArticleCiidamada Ethiopia Ayaa Dhaq dhaqaaq Ciidan oo xoog leh kawada gobolka Bakool……
Ciidamada Itoobiya ee kamid ah kuwa nabad ilaalinta ee AMISOM ayaa dhaq dhaqaaq ciidan oo xoog leh dhowrkii maalmood lasoo dhaafay ka bilaabay gobolka Bakool ee Koonfurta Soomaaliya. Wararka laga...
View ArticleBADHAN:- DEEQ RAASHINA AYAA WAXAA LAGA QAYBIYEY DEGMADA BADHAN
Deeq raashina oo dawladda turkigu ugu deeqday dalka soomaaliya ayaa maant waxaa laga qaybiyey degmada badhan ee xarunta gobolka sanaag , deeqdan lasoo gaadhsiiyey degmada badhan ayaa waxay kakoobnayd...
View ArticleBADHAN:-HAWEENKA GOBOLKA SANAAG AYAA WAXAA USOO XIDHMAY TABABAR MUDDO DHOWR...
Tababar muddo dhowr cisho ah uga socdey haweenka gobolka sanaag guriga wazaaradda haweenkiyo arrimaha bulshada ee qoyska Puntland Ee Gobolka Sanaag ayaa waxaa looga hadlayey sidii ay haweenku uga qayb...
View ArticleSweden: Iskoolka al-Azhar ee Stockholm oo amaan ballaaran loo jeediyey
Joornaalka ka hadla wararka macalimiinta (Lararnas Nyheter) ee dalka Sweden ayaa qoraal uu daabacay maalintii Khamiista si weyn uga hadley iskoolka al-Azhar ee magaalada...
View ArticleDegdeg Dhegeyso : Abaanduulaha Ciidamada Khaatumo Oo Mushaharkoodii U...
Amaanduulaha Ciidamada Gaarka ah ee Khaatumo Farxaan Maxashwaan ayaa Khudbad Dhinacyo badan taabanaysa u jeediyey Ciidamada Gaarka ah ee Khaatumo Amaanduule Farxaan Ayaa soo hadal qaaday Muhiimada ay...
View ArticleMaxaa ka jira qeybo Muqdisho ka mid ah in ay ka baxeen gacanta dowladda?
Dowladda Soomaaliya ayaa gaashanka u daruurtay wararka sheegaya in qaybo ka mid ah degmooyinka ku yaalla magaalada Muqdisho ay maamulaan Al-Shabaab. Wasiirka ammaanka qaranka xukuumada Soomaaliya oo ka...
View ArticleAaway Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur, Muxuuse ka yiri maamulka loogu...
Dad badan oo Soomaaliyeed kuna xeel dheer siyaasadaha tirada badan ee is bar bar yaacaya ayaa aad ula yaaban aamusnaanta Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) oo goboladii uu ka talin jiray maamul...
View ArticleJan Vertonghen Oo Doonaya Inuu Ka Aarguto Jose Mourinho Maanta.
Daafaca Tottenham Ja Vertonghen ayaa doonaya inuu ka aarguto Jose Mourinho maanta isagoo isku dayaya inuu dhaawac weyn u geysto riyada Chelsea ee horyaalka Premier League. Tababaraha Chelsea Jose...
View ArticleManchester United Oo Wadada Guusha Ku Soo Laabatay Ka Dib Markii Ay Dubteen...
Taariikh: 08-March-2014 Manchester United ayaa ka aargudatay West Brom ka dib markii ay gurigooda The Howthorns 3-0 kaga badiyeen taasoo ka caawisay inay wadada guusha ku soo laabtaan. Tababare David...
View ArticleArsenal Oo Iska Xaadirisay Semi-Finalka FA Cup Kadib Markii Ay Ka Takhaluseen...
Taariikh: 08-March-2014 Arsenal ayaa galabta iska xaadirisay semi finalka Fa Cup kadib markii ay 4-1 kaga adkaadeen Everton, biowgii ciyaarta ayay Arsenal gool la hormartay waxana u saxiixay Ozil...
View ArticleDAAWO NAXDIN:Nin Xaaskiisa Waxan la Eegi karayn Ku samaynaya Mindi Ku jaraya...
Inta badan waxa caadi ka Ah wadanka Hindiya xad gudub yada Lagu sameeyo dumarka Oo Xuquq badan ana lahayn waxana Sida badan Dumarka Aad U ilaaliyaan inay Ragooda Amar diido Ku sameeyaan Ilaa Ay gaarto...
View ArticleDaawo Film Cusub Somalida Sout Africa Sida lo Dilo Ee lo Gubo Qaybti 1 iyo 2...
waa filim ay ku jirto qiso murugo badan oo ka hadlaysa dhibaatada dadka somalida loogu gaysto wadakaasi sout africa kaaso aad arkaysa sida loo laynayo inay tahay si bini adam nimada ka baxsan aadna u...
View ArticleDaawo:- Colaad Ku Soo Wajahan Buuhoodle Oo Garoowe Laga Soo Abaabulay, Axmed...
Maamulka Beeleedka Garoowe ayaa sidii caadada u ahayd ee ay ku jirtey xiqdiga xaasidnimada fog ee uu u qabo shacabka Khaatumo iyo degeenkoodaba ayaa waxay u adkeysan kari waayeen magaalada Buuhoodle...
View ArticleShirka Khaatumo 3 Muxuu Kaga Duwa-naan Karaa Khaatumo 2 ?.
Waxaa haatan loo diyaar garoobayaa sidii loo qaban lahaa shir ay isugu yimaadaan dhamaan goloshayaasha Khaatumo State Of Somalia ee ka kooban golaha Dhaqanka, Golaha G11 Iyo Golaha Fulinta ee uu ka...
View ArticleBarcelona Oo Doonaysa Inay Heshiiska U Kordhiso Pedro Rodriguez.
Taariikh: 10-March-2014 Kooxda Barcelona ayaa isku dayi doonta inay ceshato laacib keeda garabka uga ciyaara ee Pedro Rodriguez iyagoo doonaya inay ka saxiixaan heshiis cusub oo uu ku sii joogi doono...
View Article