Taariikh: 11-March-2014
Tababare Pep Guardiola ayaa ku soo shirtagay line-up adag kulanka lugta labaad ee Champions League iyadoo Ribery, Robben iyo Mandzukic ay hogaaminayaan weerarka, halka Toni Kroos uu kursiga keydka ku soo bilowday.
Dhanka Arsenal tababare Wenger ayaa line-upka ku soo daray Podolisk halka Koscielny uu taam u noqday inuu kulankaan ku soo bilowdo.
Bayern Munich: Neuer, Dante, Thiago, Ribéry, Martínez, Mandzukić, Robben, Götze, Lahm, Alaba, Schweinsteiger.
Keyd: Starke, van Buyten, Rafinha, Pizarro, Boateng, Müller, Kroos
Arsenal: Fabianski, Sagna, Mertesacker, Koscielny, Vermaelen; Arteta, Ox-Chambo; Cazorla, Ozil, Podolski; Giroud.
Keyd: Viviano, Jenkinson, Rosický, Flamini, Gnabry, Hayden
written by mohamud fantastic