Taariikh: 11-March-2014
Mario Balotelli ayaa ku soo bilowday kulanka AC Milan ay caawa wajaheyso Atletico Madrid, iyadoo Kaka, Taarabt iyo Rami ay ku soo laabteen line-upka Rossoneri.
Diego Costa ayaa isna sida la filayay hogaaminaya weerarka kooxda martida loo yahay ee Atletico Madrid oo lugtii hore ku soo badisay 1-0.
Atletico Madrid: Courtois; Juanfran, Miranda, Godin, Filipe Luis; Arda Turan, Gabi, Mario Suarez, Koke; Raul Garcia; Diego Costa
Keyd: Aranzubia, Alderweireld, Insua, Cristian Rodriguez, Sosa, Diego, Villa
Milan: Abbiati; Abate, Rami, Bonera, Emanuelson; De Jong, Essien; Taarabt, Poli, Kaka; Balotelli
Keyd: Amelia, De Sciglio, Mexes, Zaccardo, Muntari, Robinho, Pazzini
written by mohamud fantastic