Dowlada Faderalka Soomaaliya Ayaa warqad Sir Ah waxay Gudbisey Beesha Calamka warqadaasi oo Ku Sheegtay Inay maamulada Jira Ka Aqoon san tahay Puntland,Soomaliland,Iyo Jubaland,Sidoo kale 7 Gobol Oo Kunfurta Soomaaliya. Dowlada Xasan Sheekh maxamud Ayaa Sheegtay Inay 7 Gobol Koonfirta Somalia ka Tirsan, oo Maamul La’aani Ka Jirtu Gaadhsiin Doonto Nidaamka Federaalka. Konfirta Somalia Waa 13 Gobol, Marka Laga Reebo Sadexda Gobol ee Puntland, Iyo Sadexda Gobol ee Jubaland. Waa Iska Cadahay Waxaa Soo Hadhay 7 Gobol oo Ka Tirsan Koonfir Somalia, oo ee ka jirto Maamul La’aani. Tolow ? Waa Kuwama 7 Todobada Gobol ee Ka Tirsan Koonfirta Somalia??? Dowlada Federaalku Ku Sheegtay Qoraalka Sirta Ah Inay 7 Todobo Gobol oo Katirsan Koonfirta Somalia Gaadhsiinaso Nidaamka Federaalka. 1. Galgaduud Iyo Koonfirta Mudug 2. Hiiraan 3. Banadir 4. Shabeellaha Dhexe 5. Shabeellaha Hoose 6. Bakool 7. Bay
↧