Quantcast
Channel: War la hubo oo xaqiiq ah
Browsing all 2414 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Daawo)Nigeria: oo noqotay wadanka Ugu awooda badan Africa

Dalka Nigeria ayaa  Noqday Wadanka Ugu Awood Badan Xaga Dhaqaalaha Afrika  Halka Wadanka  Koonfur Afrika Oo Hogaamin Jirtay Dhaqaalaha Afrika  uu noqday Kaalinta 2aad. Halkan ka daawo Dalka Nigeria...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dr Cali Ciise oo shir Muhiim ah kuqabtay abudabay

Waxaa maalintii jimcihii kadhacay magaalada abudabay shir aad iyo aad u balaadhnaa oo ay isugu yimaadeen jaaliyada reer khaatumo ee imaaraadku. Shirkaa ayaa waxaa marti sharaf ku ahaa Dr cali ciise...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo: Madaxwayne XASAN Sheekh Iyo Madaxdii Caalamka oo yaabay, Markii Lasoo...

Madaxweynaha SoomaaliyaXasan Shiikh Maxamuud oo wehelinayo wasiirka Arimaha Dibada Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa magaalada Kigali ee caasimada dalka Rwanda si ay uga qayb galaan Xuska xasuuqaasi ka...

View Article

Daawo Video: Hablaha somalida ee Iska Soo Duuba Muuqaalada Anshaxa ka Fog...

Waxaa mudooyinkii danbe soo badanayey Muuqaalo ay soo duubayaan Dhalin yaro Soomaliyeed kuwaasi oo Intooda badan ka Fog Anshaxa, Dhaqanka iyo Waliba Diinteena Suuban, Laguna Baahiyo Baraha Internet-ka...

View Article

Mareykanka oo DF iyo Puntland ugu baaqey gacan ku soo dhigidda qofkii ka...

Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arimaha Dibadda ee Mareykanka ayaa waxaa lagu sheegey in Mareykanku uu aad uga xunyahay falkii shalay ka dhacay Magaaladda Galkacyo ee lagu diley saraakiil QM ka...

View Article


(Daawo) Sidee Loola Dhaqmaa Soomaalida Tahriibta Libya.+Caloolxumo iyo Dhibaato

Dhaliyarada ku Tahriibta inta u dhaxeeysa Libiya iyo Sudan ayaa la kulmo caqabado wayn hadii aay ahaan lahayd, Rafaad, baahi iyo ayaga oo laga qaato lacagta. Halkan waxaan idiinku soo bandhigeynaa Clip...

View Article

wiil yar oo Laba sano jir ah Oo diley walaashii oo 11sano jir aheyd.

Wiil yar oo  Labo sano jir dilay gabar ay walaalo ahaayeen.   Sheekada Warkaan kusaabsan ayaa waxa la sheegay in labo jirkaan iyo walaashiis oo 11-jir ahayd ay sariirta korkeeda ku ciyaarayeen...

View Article

Daawo : Warkii Ugu Cuslaa Oo kasoo dhacay Buuhoodle Iyo Masuuliyiin Furka...

Magaalada Buuhoodle ayaa waxaa maanta Si Rasmi ah looga Bilaabay Arin Siwayn usoo Jiidatay Dhamaan Bulshada soomalida Taasi oo Ay ka Bixi Karaan Howsheeda Dawlad Xoogan oo Keliya. Hadaba Waxaa saaka si...

View Article


SIR CULUS:Dowlada Xasan Sheekh maxamud Oo Niyada Ka Jabisey Soomali Badan...

Dowlada Faderalka Soomaaliya Ayaa warqad Sir Ah waxay Gudbisey Beesha Calamka warqadaasi oo Ku Sheegtay Inay maamulada Jira Ka Aqoon san tahay Puntland,Soomaliland,Iyo Jubaland,Sidoo kale 7 Gobol Oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Video)faarax macalin oo Weeraray Dawlada Kenya howlgalada Islii & Sirta...

Guddoomiye kuxigeenkii hore ee Baarlamaanka Kenya Farax Macalin oo wareysi siiyey tv-ga Kenya24 ayaa waxaa uu si adeg uga hadlay xaalada ay ciidanka Kenya ka wadaan Islii, Nairobi. Farax Macalin ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Video: QAYBDIID oo si ba’an uga Hadlay shaqalihii QM ee Puntland...

Cabdixasan Cawaale Qaybdiid madaxwaynaha Maamul Goboleedka Galmudug ayaa Si ba’an uga hadlay Dilkii Magaalada Gaalkacyo Ciidanka Puntland ugu gaysteen Shaqaale Katirsan Qaramada Midoobay. HALKAN KA...

View Article

Qarax Xooggan Oo Goor-dhaw Laga Maqlay Degmada Wadajir

Wararka ka imaanaya degmda Wadajir ee Gobolka Banaadir ayaa waxa ay sheegayaan in Qarax culus, sida ay sheegayaan dadka deegaanka. Qaraxa ayaa la sheegay in lala eegtay Gaari uu watay Xoghayaha degmada...

View Article

iro Kor U Dhaafeyso 80-Muwaadin Oo Soomaali ah Oo Kenya Dib Ay U Soo Celineyso

Wararka ka imaanaya dalka Kenya aya waxa ay sheegayaan in ka badan 80 qof oo Soomaali ah ayaa lagu wadaa in maanta dib loogu soo Celiyo Soomaaliya, kuwaas oo qeyb ka ah howlgal ay Ciimada ammaanka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

War degdeg ah Daawo: qaabka loo diyaarinayo Duulaanka Amisom & DF ee Baraawe

Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u xerxertay gacan ku qabashada degmada Baraawe oo xudun u ah Al-Shabaab. Halkan ka fiirso video Muuqaalkaan hoose waxaa uu muujinayaa...

View Article

Halkan ka aqriso:Magacyadda Gudi Puntland ay u saartey baaritaanka Dilkii...

Madaxweynaha Puntland Dr. Abdiweli M. Ali Gaas ayaa kadib markii uu kulan deg deg ah la yeeshay xubno ka tirsan golaha wasiirada Puntland iyo taliyaha ciidamada difaaca Puntland Gen. Siciid Dheere ,...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawirrada:- Somalidii ugu badnayd ee Kenya oo maanta lagu soo ceshay...

Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo celiyay 81 ruux oo kamid ah Somalidii dhawaan laga soo raafay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya kuwaasoo dhawaan ay xabsiyada dhigeen Ciidamadda Kenya.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Dhagayso) Garoomadda Buuhoodle Iyo Taleex Oo Boqolaal Qof Sugaya Soo...

Waxaa Goor dhowayd Garoonka diyaaarada ee magaalada Muqdisho ka duulay Wafdi Balaadhan oo uu Hogaaminayo Madaxwaynaha Dawlad Gobolkeedka Khaatumo State Maxamed Yuusuf Jaamac (Indhosheel). Wafadigaan...

View Article


Deg Deg Qaar Kamid Ah Isimadii Khaatumo Oo karin Dabayl Weyn Maraya Boocamana...

Qaar kamid ah isimadda khaatumo ayaa habeenimadii xalay ka soo baxay magaalada buuhoodleee xarunta gobolka cayn waxayna ku soo wajahan yihiin magaalada boocame oo uu horey shir ugu iclaamiyay ugaas...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Buuhoodle:- Diyaaradii Ay la Socdeen Madaxweyne Indhasheel iyo waftiga Uu...

Waxaa si nabad galyo ah markii ugu horaysay u soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha ee mujaahid ismaacil mire diyaaradii ay la socdeen madaxweynaha Khaatumo Maxmed jaamac Indhasheel iyo wafti...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo:-Taariikh Cusub ,Sawiradii Ugu Horeeyey Madaxweyne Indha Sheel Oo...

Daawo qaabkii loo soo dhaweeyay madaxweynaha khaatumo maxamed yuusuf jaamac indha-sheel iyo waftigiisa oo aan loogu kala hadhin soo dhawayntiisa magaalada buuhoodle

View Article
Browsing all 2414 articles
Browse latest View live