Waxaa si nabad galyo ah markii ugu horaysay u soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha ee mujaahid ismaacil mire diyaaradii ay la socdeen madaxweynaha Khaatumo Maxmed jaamac Indhasheel iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo oo uu ka mid yahay wasiirka amniga Maxmed Ducaale iyo xubno kale,
waxaana si diiran ugu soo dhaweeyey garoonka Diyaaradaha ee ismaaciil Mire madaxda KHaatumo iyo shacab aad u tiro badan, sawirada iyo faahjfaainta goor dhaw naga filo