Quantcast
Channel: War la hubo oo xaqiiq ah
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2414

(Vedio + Sawiro ) Qaabkee Loo Soo Dhaweeyay Madaxweyne Indha-sheel Iyo Waftigiisa

$
0
0

Garoonka diyaaradaha ee magaalada buuhoodle ayaa waxaa markii ugu horaysay soo caga dhigatay diyaarad ay la socdeen wafti balaadhan oo uu hogaaminayey madaxweyne maxamed yuusuf jaamac indho sheel.

HALKAN ka daawo

Waftigan oo ka koobnaa qaarkaimada goaha wasiirada khaatumo xildhibaano katirsan dawlada faderaalka somaliya gudoomiye kuxigeenka ururka haweenka somaliya iyo xubno kale ayaa waxa ay ka soo kicitimeen magaalada muqdisho waxaana manta sidiiran loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha ee ismaaciil mire international Buuhoodle.

Waxaana guud ahaanba shacabka saaka subaxnimadii magaalada buuhodle laga dareemayey dhaq dhaqaaqa xoogan oo loogu diyaar garoobayey soo dhaweynta waftiga.

 

34567891011IMG_0563IMG_0565IMG_0568IMG_0572IMG_0584IMG_0609IMG_0614IMG_0629


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2414

Trending Articles