Quantcast
Channel: War la hubo oo xaqiiq ah
Browsing all 2414 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Diyaaradii Taleex Laga Sugayay Oo Dib Muqdisho Ugu Laabatay Iyo Dadweynaha...

Dadweynihii sugayay soo dhawaynta waftiga madaxweyne indha sheel ayaa goor dhawayd lagu war geliyay inay ku noqdaan magaalada taleex oo saaka hoor hore ka soo jarmaadeen waxaana lagu war galiyay inay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Vedio + Sawiro ) Qaabkee Loo Soo Dhaweeyay Madaxweyne Indha-sheel Iyo...

Garoonka diyaaradaha ee magaalada buuhoodle ayaa waxaa markii ugu horaysay soo caga dhigatay diyaarad ay la socdeen wafti balaadhan oo uu hogaaminayey madaxweyne maxamed yuusuf jaamac indho sheel....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO cajiib:fananad Soo sartay waxana Lagu Aqoon fananinta Soomaliga...

Fananada sabiirn Muuse Ayaa Soo sartay muqalka Ugu kacsan sanadkani Noqonayana Mida Ugu Soo jidasho badan Iyadoona Muqaalkani xaqiiqdii Qaabka Loo duubay yahay Mid Aqon Ah. fanaanadani Codka maxan Oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Video: Xiisad ka taagan Muwadin Somaliyeed 16 Sano ku xidhan Talyaniga

Xaashi Cumar Xasan waa wiil Soomaaliyeed oo mudo 16 sano ah ku xeran xabsi ku yaal dalka Talyaaniga waxaa loo heystaa dilkii Labo Wariye oo Talyaani ah, kuwaasi oo sanadkii 1994-kii lagu dilay xaafadda...

View Article

Al Shabaab Oo Weerar dhabo gal ah ku qaaday Ciidamo Ethiopian ah

Dagaalamayaal ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa Xalay Saqdii dhexe Werar dhabo gal ah ku qaaday kolanyo gaadiid oo ay wateen Ciidamda Itoobiya, kuwaas oo ka soo dhaqaaqay Degmada Maxaas, isla markaana...

View Article


Daawo+dhegayso: C/wali Gaas oo Ilaalo ka dhigtay cidankii Xasuuqay Shacabka...

Maamulaha maamulka garooe ee Puntlan C/wali Gaas oo oo booqasho ku jooga magaalada uu kasoo jeedo ee gaalkacyo oo ka qeyb gelayey shir uu la yeeshey mushtamaca gaalkacyo ee madaniga ah ayaa waxaa kasoo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Vedio) Isimada Dhaqanka Khaatumo Ee Boocame Ku Sugan Oo Arimo Badan Ka Hadlay

Iyadoo maalintii shalay si weyn loogu soo dhaweeyay degmada boocame ee gobolka sool laba isim oo kamid ah isimadda dhaqanka khaatumo ayaa maanta waxay qabteen shir jaraaid ay oga hadlayeen sababta ka...

View Article

Degdeg Dhegeyso : Rw Cabdiwali Sheekh Oo Go’aan Adag Ka Qaatay Xaalada Kenya...

Xukuumada Soomaliya Ayaa waxay si Adag uga hadashay Markii Horaysay Dhibaatada Shacabka Soomaliyeed ku Haystaan Magaalada Nariobi ee Wadanka Kenya. Raysal wasaaraha Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed...

View Article


Deg deg+Dhegaysi: Diyaaradii Labaad oo Ka degaysa garoonka Buhodle & Waftiga...

Waxaa Haatan Garoonka Diyaaradaha ee magaaalada Buuhoodle Gaadhay madaxwwaynaha Maamulka Khaatumo iyo Wafdi Balaadhan oo uu Hogaaminayo Kuwaasi oo uduuli doona magaalada Taleex. Waxaa Haatan La sugayaa...

View Article


Waftigii Madaxweyne Indhasheel Oo Si Nabad Ah Loogu Soo Dhaweeyay Taleex

Dadweynaha reer taleex ayaa si weyn u soo dhaweeyay wafti culus oo uu hogaaminayay madaxweyne maxamed jaamac indhasheel oo ka soo degay garoonka diyaaradaha caasimadda maamulka khaatumo ee taleex....

View Article

(sawiro)mucjiso :wiil yar 10 ah Oo laga yaabaymucjisada diisa

daawo sawirada iskudhagan Oo qof kaliya isku ah arinta ayaa noqotay arin lagayaabo dad badan mush quul ku abuur tay  wiil kan yar taas ooContinue Reading »

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Vedio) Daawo Waftigii Madaxweyne Indha-sheel Iyo Garoonka Diyaaradaha….

Markale Waxaa Maanta Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Buuhoodle Soo Fadhiisatay Diyaarad labaad xili Maalinti Shalay Xadhiga laga Jaray Garoonka Cusub ee Diyaaradaha ee Magaalada Buuhoodle ee Xarunta...

View Article

Barnaamij Maqal Iyo Muuqaal Ah Oo Lagu Taageerayo Shirweynaha Sadexaad Ee...

Hadii aanu nahay Bahda Aftaag Production waxaanu idiin soo bandhigaynaa barnaamij maqal iyo muuqaal ah waana mid shacabka reer Khaatumo dib u xasuusin doonaa madashi Taleex iyo xilligi dhidibada lagu...

View Article


Daawo : Dr Cali Ciise Iyo Prof Galaydh Oo Hadlay+Taleex Iyo Arimo Culus

Waxaanu halkan idiinku soo Gudbinaynaa Barnaamij Aad uu xiiso badna Islamarkaan Xambaarsan Micno wayn, Kaasi oo laga soo Daariyey Shirwaynihii Khaatumo 3 iyo Waliba sidoo kale Diyaar Garowga Shirkaan...

View Article

(Vedio) Daawo Soo Dhawayntii Madaxweyne Indha-sheel Loogu Sameeyay Taleex

Madaxweynaha khaatumo maxamed yuusuf jaamac indha-sheel iyo xildhibaano ka tirsan dawladda federaalka soomaaliya ayaa waxay si weyn ugu mahad celiyeen dadweyne tiro badan oo soo dhawayn balaadhan ay u...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(video): Dawlada Soomaliya oo Sheegtay Qorshaha Turkiga & deeganka Khatumo

Xildhibaan Cabdirashiid Cabdilaahi Maxamed oo kamid ah mudanayaasha Baarlamaanka Dawlada Federalka ah ee Soomaaliya oo kamid ah Xildhibaano socdaal ku jooga deegaanada Khaatumo State ayaa sheegay in...

View Article

(halkan )Dhegeyso : Malaayiin Soomaali ah Oo Faraxday Iyo Xasan Oo Hadal...

Xaflada ayaa waxay ka dhaceysaa Xarunta wasaarada Gaashaandhiga iyadoo hadda uu hadlayo Taliyaha ciidamada xoogga dalka Sareeye guuto Janeral Daahir Adan Cilmi (Indho-qarshe) isagoo sheegay inay wax...

View Article


Ma munaafaq ayaa kuu madax-dhaqameed ah?!!!

Nebigeenii suubanaa Naxariis iyo Nabad Eeb korkiisa ha ahaatee wuxuu ina baray saddex astaamood oo lagu garto munaafaqa oo ah laba wejiilaha. Saddexdu waxay yihiin:   1- Munaafaqu waa beenaale اذا حدث...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Video Qarsoodi ah: Askar Kenyaan ah oo ciqaabaya Hooyooyin Soomaaliyeed...

Waxaan Halkan idin kusoo gudbinaynaa muqaal muugoleh oo ah ciidamada kenya oo hooyoyon somaliyeed si arxan daro ah ugaracayaa iyadoo hooyo kamid ah dumarkaas ay raafayeen ay oyayso iyadoo ay dhulka...

View Article

(Vedio) Garaad Mashqare : Midnimada Khaatumo Waxay Ku Jirtaa In Laga Soo Qeyb...

Garaad Maxamuud Cisman Mashqare oo kamid ah isimadda dhaqanka khaatumo ayaa ku beegay in laga soo qeyb galo shirweynaha khaatumo3 ee xiligan ka socota qaban qaabada shirka khaatumo 3 ee lagu wado inuu...

View Article
Browsing all 2414 articles
Browse latest View live