Waxaanu halkan idiinku soo Gudbinaynaa Barnaamij Aad uu xiiso badna Islamarkaan Xambaarsan Micno wayn, Kaasi oo laga soo Daariyey Shirwaynihii Khaatumo 3 iyo Waliba sidoo kale Diyaar Garowga Shirkaan kale.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Waxaa Barmaamijka oo Xiiso badan Lagu soo Bandigayaa Hadalada Ay jeediyeen Madax Dhaqmeedka Khaatumo, iyo Qaybaha kala duwan ee Bulshada.
Dr Cali Ciise Cabdi gudoogmiyaha Gudiga Fulinta G11 Ayaa wuxuu Qeexayaa Dhankiiisa Waxa markaasi uu dhulbahante Rabay iyo sidoo kale waxa Haatan la gaadhay.
Pro Cali Khaliif Galaydh Ayaa dhankiisa Wuxuu ka hadlayaa Arimo Xasasi Ah oo Quseeya Deeganada Khaatumo State ee Nala daawo Barnaamijka.
KHAATUMO-STATE