Quantcast
Channel: War la hubo oo xaqiiq ah
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2414

(Vedio) Garaad Mashqare : Midnimada Khaatumo Waxay Ku Jirtaa In Laga Soo Qeyb galo shirweynaha khaatumo3 ee taleex

$
0
0

Garaad Maxamuud Cisman Mashqare oo kamid ah isimadda dhaqanka khaatumo ayaa ku beegay in laga soo qeyb galo shirweynaha khaatumo3 ee xiligan ka socota qaban qaabada shirka khaatumo 3 ee lagu wado inuu dhawaan ka furmo magaalada taleex.

Hadalka garaadka ayaa imanaya xili magaalada boocame ay ku shirsan yihiin isimo kuwaas oo horey u sheegay inay qaban doona shir ay ka soo qeyb gali doonaan isimada dhaqanka khaatumo

Halkan Ka Daawo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2414