Quantcast
Channel: War la hubo oo xaqiiq ah
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2414

(Vedio) Agab Loogu Talo-galay Shirweynaha Khaatumo Oo Taleex La Soo Gaadhsiiyay

$
0
0

ururka haweenka khaatumo ayaa maanta waxay wareejiyeen agab loogu talo-galay shirweynaha khaatumo3 kuwaas oo ka koobnaa furaashyo bustayaal iyo agab kale oo si weyn loogu baahnaa shirweynha khaatumo3

Xoghaynta shirweynha khaatumo3 ayaa u mahad celisay ururka haweenka khaatumo oo agabkan soo gaadhsiiyay waxayna sheegeen inay agab kale soo wadanaan

Halkan Ka Daawo


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2414

Trending Articles