Garaad Jaamac Garaad Cali Iyo Cali Khaliif Oo La Shiray Reer Kalabaydh..
Siyaasi Cali Khaliif iyo Garaad Jaamac Oo KuSugan Degmada Kalabaydh waxaa maanta duhurnimadii soo gaadhay degmada Kalabaydh ee gobolka Sool Siyaasi Cali Khaliif oo ay weheliyaan wefti balaadhan oo uu...
View ArticleHogaanka sare ee Awdal State oo kulan la qaatay u qaybsanaha Arimaha...
Madaxweynaha maamulgoboleedka awdal State oo ay weheliyaan wasiirka maaliyada marwo Hibo Xadi Coofleh wasiirka arimaha gudaha Mudane Maxamed jaamac muuse Gudoomiyaha Golaha Guurtida ee maamulgoboleeka...
View ArticleErgooyin Ka Soo kala Baxay Buuhoodle Iyo Laascaanood Iyo Wafti Taleex Ka amba...
Qeyb kamid ah ergooyinkii ka qeyb gali lahaa shirweynaha khaatumo3 ayaa maanta waxay ka soo amba baxeen magaalada buuhoodle ee xarunta gobolka cayn kuwaas oo lagu wado in maalinta berito ah soo...
View ArticleMaqaal:-Meel Aad Aadayseen Maxaad Rag Ugu Eedynayseen Qore:- Mohamoud...
Aduunka intaad nooshahay waxaad arkaysaa waxyaabo kaa yaabiya oo ay maskaxdaada qaadan waydo waxaa bil kasoo wareegtay markii Jaamac Garaad Ismaaciil Hargeysa Ka degay dhacdadaas oo ay la yaabeen...
View Article(Vedio) GURIGII AAN TAGABA WAXAA FADHIYA, 4 ILMOOD & HOOYADOOD OO AAN AABE...
Iyadoo wadamada Yurub ay ku xoogan yihiin Haweenka Soomalida ee Haysta Caruurta Islamarkaana ay kala tageen RAGOODA, ayaa waxaa Arintaasi goob fagaare uga hadashay Abwaanad Dhoofo khaliif . HALKAN KA...
View Article(Vedio) Dirta Koonfureed Oo Aqoonsatay Dirta Waqooyi…
Warbaahinta maamulka hargeysa ayaa baryahan dambe soo bandhigayay muuqaalo laga duubay odayaasha dirta koonfureed ee dhawaan lagu soo dhaweeyay magaalada hargeysa ee xarunta maamulka dirta waqooyi...
View ArticleWar Deg Dega Ah:-Xaglatoosiye Oo Laga Saaray Buuhoodle Saaka
Waxaa saaka magaalada Buuhoodle Laga saaray iyada oo laga masaafuriyey wasiirka Caafimaadka ee maamulka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed Xaglatoosiye, wuxuuna ka shiraaqday saaka hiirtii waabari...
View Article(Vedio) Taleex Oo Lagu Soo Dhaweeyay Ururka Haweenka Khaatumo Ee Laascaanood
Shacabka caasimadda maamulka khaatumo ee taleex iyo maamulka degmadda ayaan u kala hadhin soo dhawayn balaadhan oo loo sameeyay ururadda haweenka khaatumo ee guuto-kowaad oo ka soo kictimay magaalada...
View ArticleQarax Khasaare Geystay Oo Ruxay Caasimada Kenya Ee Nairobi
Warar deg deg ah oo ka imaanaya dalka Kenya ayaa waxa ay sheegayaan in goor dhaw uu qarax xoogan gi gilay saldhig ciidanka Poliska Dalka Kenya ay ku leeyihiin xaafada KaamaKunji ee Magaalada Nairobi....
View ArticleDeg,Deg:Baabuur Nooca Rakaabka Ah Oo Caawa Ku Qalibmay Duleedka M/Laascaanood...
Gaadhi nooca rakaabka ah ayaa caawa ku qalibmay duleedka magaalada Laascaanood,oo kasoo kictimay magaalada Hargeysa ,una sii jeeday,dhanka goballada maamulka P/land. Baabuurka oo ahaa nooca raaxada ee...
View Article(Vedio) C/rashiid Cabdilaah Saalax (Ubadaa) Oo Ku Dhawaaqay In Uu U Taagan...
axaanu halkan idiinku soo Gudbinaynaa Waraysi Xiiso badan oo aanu la yeelanay Siyaasiga caanka ah ee C/rashiid cabdilaah saalax (Ubadaa) islamarkaana ka hadlay Arimo dhowr ah oo Guud Ahaan Ku Saabsan...
View Article(Vedio) Khayraadka Holhol Iyo Shirweynaha Khaatumo3 Ee Taleex
Waxaanu idiin bandhigaynaa barnaamij aanu ugu tala galnay shacabweynaha reer Khaatumo inay daawadaan, dhegaystaan oo dhuuxaan nuxurka uu xambaarsan yahay, waxaana isku soo dubariday bahda Aftaag...
View ArticleDegdeg Dhegeyso : Siilaanyo Oo Weerar Ku Qaaday Garaad Jaamac iyo Xabada Oo...
Magaalada Saaxdheer ayaa waxaa Weerar gaadmo ah kusoo qaaday Maleeshiyada Beesha isaaq ee Maamulka Somaliland Kuwaasi oo doonayey Inay Dilaan ama Afduubtaan garaadka Guud ee Beesha ee dhulbahante...
View Article(Vedio) Wararkii U Dambeeyay Ee Dagaaladda Saax-dheer Iyo Waftigii Cali...
Dagaalkii saaka ka dhacay deegaanka saaxdheer ayaa horey u soo baxay warar iskhilaafsan oo ku saabsanaa khasaaraha uu geystay dagaalkan cali maraykan oo maanta aan wax ka waydiinay dagaalkii saaka ayaa...
View Article(Vedio) Wasiirka Amniga Khaatumo Oo Ka Hadlay Qorshihii Ay Damacsanaayeen...
Wasiirka Amniga Maamulka Khaatumo Maxamed Ducaale oo maanta shir jaraaid ku qabtay caasimadda maamulka khaatumo ee taleex ayaa ka hadlay dagaal ay saaka qaadeen maleeshiyaadka SNM kuwaas oo doonayay...
View ArticleBeesha Isaaq iyo 18 May Maxaa Kala Haysta……….
Aqoonsigii laga raadiyey beesha caalamka ayaa shaqeen waayey, beesha Isaaqna waxey noqdeen kuwo soo dhaafi waayey qabashada sannad guurada 18 May, oo qurbahana ka noqtay meel habeenkaas la baashaalo,...
View Article(Vedio) Reer Laascaanood oo Udareeray Qashin Gurka 18 May Iyo Darenkooda
Waxaa saaka magaaladda laascaanood lagu qabtay kulan daahfur maalinda nadaafadda deegaanadda khaatumo oo maanta oo kale si weyn looga gurayo qashinka maadama nadaafadda ay tahay badhka iimaanka....
View Article(Sawiro) Badhan Oo Laga Xusay 18 May Maalinta Nadaafadda Degaanada SSC
Magaalada Badhan ee Xarunta Gobolka Sanaag ayaa waxaa Kasoconaya Saaka Mudaharaadyo Aad Uballaadhan Kuwaaso Lagaga soo Horjeedo Maamulka Hargaysa , Boqollaal dad ah ayaa isugusoo baxay Shaaracyada...
View Article(Vedio) Agab Loogu Talo-galay Shirweynaha Khaatumo Oo Taleex La Soo Gaadhsiiyay
ururka haweenka khaatumo ayaa maanta waxay wareejiyeen agab loogu talo-galay shirweynaha khaatumo3 kuwaas oo ka koobnaa furaashyo bustayaal iyo agab kale oo si weyn loogu baahnaa shirweynha khaatumo3...
View ArticleArticle 1
La Soco Vedio Qaabkii loo soo dhaweeyay Taleex Waftigii Cali khaliif Iyo Isimada dhaqanka khaatumo iyo ergooyinka oo maanta ay soo gaadheen taleex
View Article