Magaalada muqdisho ayaa markii ugu horeysay waxaa kadhacay Aroos loo dhigay 16 lamaane oo da’dodu ay udhaxeyso 18 sano jir iyo 20 sano kir.
Waxaa arooskaas maal gelintiisa isaka leheeyd hay ad laga leeyahay dalka iraan oo lagu magacaabo daryeelka ilmaha Qumeyni oo isagu ah wadaad Shiica ah oo Dalka Iraan Udhashay.
Arooskan oo ahaa Aroos wadareed ayaan la ogeeyn Ujeedka Ay Hayadan kaledahay hase ahaatee dadka Reer Muqdisho ayaa iyagu Araahdooda kadhiibtay Waxa ay ka aamin san yihin arooskan iyagoona dhamaantood isku raacey in uu halistiisa leeyahay oo arin dhibaatadeeda leh ay ku hoos jirto.
In hay ada Shiico ah Ay isku guuriso Lamaane ayaa ah wax aan lagu fudu daan Karin kahadalkeeda laakiin ah mid ubaahan in culimada loo bandhigo in ay tahay.
Waxaa Xusid mudan in Talefashinka Qaranka Somaliyeed laga siidaaye Arooskan 16 Lamaane ay isugu guurisay Hay’ada Al Qumeeyniya.