Quantcast
Channel: War la hubo oo xaqiiq ah
Browsing all 2414 articles
Browse latest View live

(War-bixin) Taleex oo gashay jawi siyaasadeed oo taariikhiya

Waa maalintii labaad ee shirweynaha khaatumo 3 uu hakad ku jiro kadib markii golaha isimada iyo maamulka khaatumo isku raaceen in la  dhamaystiro wadahadalada nabadeed ee u dhexeeya beelaha Cali Nuur...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Vedio) Khudbadii Cali Khaliif iyo Suugaantii Laga Soo Jeediyay Furitaanka...

Furitaanka shirweynihii khaatumo3 ee lagu qabtay bardo khaatumo ayaa Pro Cali Khaliif ka soo jeediyay Khudbad dhinacyo badan taabanaysay ayna kamid ahayd qaabka uu u soconayo shirweynaha khaatumo3...

View Article


(Vedio) Musharax Madaxweynaha Khaatumo Oo London Ruxay Hadalo culus

Musharaxa Madaxwaynaha Khaatumo Faarax maxamed Dalmar Ayaa xaflad baladhan Oo lagu tageerayo waxa Lagu qabtay magaalada London Ee dalka Britian waxana kasoo qeyb galay jaaliyada Khaatumo Ee wadankaaasi...

View Article

(vedio) Musharax Faarax Afmaqadiye Oo Buuhoodle Laga Soo Dhaweeyay

Iyadoo uu maanta ku dhawaaqay faarax maxamed dalmar inuu u taaganyahay xilka madaxweynimo ee maamulka khaatumo ayaa durba waxaa soo baxaya taageero balaadhan oo ka soo baxaya degaanadda buuhoodle...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaaladihii Ugu Danbeeyay Ee Taleex Iyo Shir Looga Hadlayo Ammaanka Taleex Oo...

Magaalada Taleex ee caasimada maamulka khaatumo waxaa waayadii udanbeeyay kusoo qul-qulayay ergooyin tira badan kuwaasoo qayb ka ah shirwaynaha khaatumo 3 oo kafurmy Berde Khaatumo oo ah madasha loo...

View Article


Warbixino Ka Soo Baxaya Ceerigaabo, Hargeysa , Laascaanood , Taleex Iyo...

Ilaa shalay iyo ilaa saaka waxaa soo baxayey xogo isa soo taraya oo sheegaya in Ciidamo ka soo kala socda dhinacyo kala duwani ay ku soo jeedaan magaalada Taleex, kuwaas oo ka soo kala baxayey...

View Article

Video:-Murashaxa Axmed Gacma-Yare Oo Ka Hadlay Qorshihiisa Ku Aadan Khaatumo.

Murshaxa AXmed gacma yare ayaa soo bandhigay qorshihiisa u aadan maamulka Khaatumo, iyo waxa uu doonayo in uuq abto haddii la doorto.

View Article

Xulka Kubada Cagta Gobolka Sool Oo Ka Badiyay Xulka Gobolka Bari

Ciyaar aad u xiiso badan Galabta ku dhexmartay Garoonka Kubadda Cagta ee Mire Awaare Stadium ee Magaalada Garoowe Xulalka Gobolada Sool iyo Bari ayaa ku soo dhammaatay 2 iyo 1 Waxaana halkaas guushu ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Sawiro) Munaasibad Balaaran oo Lagu qabtay magaalada Laascaanood

Waxaa Maanata iskuulka ilays ee kuyaala magaalada laascaanood uu munaasbad u qabatay 61 araday oo dhamaysatay fasalka lixaad ee iskuulkaasi ku waas oo ugudbaya Duagsiaga sare ee dalada waxbarashada ee...

View Article


Golayaashii Maamulka Khaatumo Oo Taleex Iskaga Baxay

Golayaasha maamulka khaatumo ayaa gabi ahaanba iskaga baxay caasimada maamulka khaatumo kadib markii maleeshiyaadka somaliland ay u soo ruqaansadeen magaalada taleex oo ka socday shirweynihii khaatumo3...

View Article

DEG DEG: Xaalad Kacsanaan oo ka jirta Taleex Wararkii ugu danbeeyey (Maqal)

Magaalada taleex oo Saacadihii lasoo dhaafay laga dareemay saan saan colaadeed ayaa wali Xaaladkeedu kacsan yahay. Maleeshiyada Maamulka Isaaq oo doonaya inay Weerar ku qaadaan magaalada Taleex ayaa...

View Article

Hor-galadda Khaatumo Oo Gudaha U Soo Galay Taleex Iyo Kulankii Doolaal Iyo...

Qaar kamid ah hor-galadda deegaanka khaatumo ayaa gudaha u soo galay caasimadda maamulkla khaatumo ee taleex kadib markii maleeshiyaadka somaliland ay fariisimo iyo dhufayso ka samaysteen koonayasha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Vedio) Wararkii U Dambeeyay Ee Magaalada Taleex Iyo Muuqaalo Cusub

Magaalada Taleex oo ahayd caasimadii maamulka khaatumo kana socday shirweynihii khaatumo3 ayaa maanta waxaa weerar ku soo qaaday maleeshiyaadka somaliland oo maalmihii u dambeeyay qorshaynayay inay...

View Article


Maleeshiyaadka Somaliland Oo Dib Magaalada Oga Baxay Iyo Qaar Kamid Ah...

Maleeshiyaadka Somaliland ayaa caawa qeyb kamid ah maleeshiyaadkooda dib ogala baxay magaalada taleex kadib markii saaka ay isku wareejiyeen guud ahaan wadooyinka soo gala caasimada maamulka khaatumo...

View Article

DAAWO VIDEO: Aroos Wadareed Shiico ay maalgelisay oo Muqdisho ka dhacay iyo...

Magaalada muqdisho ayaa markii ugu horeysay waxaa kadhacay Aroos loo dhigay 16 lamaane oo da’dodu ay udhaxeyso 18 sano jir iyo 20 sano kir. Waxaa arooskaas maal gelintiisa isaka leheeyd hay ad laga...

View Article


Garaad Saleebaan:- Halyey Ilaa Huwanta Somaliland

Amarka ilaahay mar kaliya ayaa Somaliland iyo Garaad Saleebaan Garaad Maxamed ay noqdeen laba isu baahan, oo midba kan kale uu ka dhex arkay wuxuu doonayo in uu u filan karo, amarka ilaahay ayaa mar...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Taleex Duleedka Oo Loogu Hilba Qalay Malayshiyada Somaliland Iyo Magaalada Oo...

Odayaal ka mid ah duqayda deegaanka Taleex ayaa maanta ugu hilba qalay malayshiyadii shalay soo dul dagtay magaalada Duleedka ee maamulka Somaliland kuwaas oo isugu jiray kuwo deegaanka u dhashay oo...

View Article


Dawlada Ingiriiska & Xubno Ka socda Khatumo oo kawada hadlay duulaanka...

Waxaa maanta  13 06 2014  kulan ku dhexmaray xubno kasocda maamulka khaatumo iyo wasaarada arimaha dibada ee Dawlada ingiriiska. kulankaas oo ahaa mid ahmiyad gaara ulahaa dhinacyadii halkaas ku kulmay...

View Article

Isgaadhsiinta Telesoma Oo Xilliga Dagaalka Hawada ka Baxda

Shirkadda Isgaadhsiinta Telesom Ayaa Bilowday Sidii Caadada U Ahayd Inay Goyso Anteenada Dadka Isticmaalada Adeegeeda Isgaadhsineed. Arrintan Ayaa Timi Ka Dib Markii Dagaal faraha Lagaga Gubtay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Vedio) Mudaharaad Lagu Diidan-yahay Maamulka Somaliland Oo Taleex Ka Dhacay

Mudaharaad balaadhan oo lagu diidanyahay joogitaanka maleeshiyaadka somaliland ayaa wuxuu ka dhacay caasimada maamulka khaatumo ee taleex mudaharaadkan oo ay soo qaban qabaiyeen qeybaha kala duwan ee...

View Article
Browsing all 2414 articles
Browse latest View live