Iyadooo Haatan lagu Wado Inuu magaalada taleex ka Furmo Shirwaynaha Khaatumo 3 Ayaa waxaa iska Soo Dhaba Dhacaya Taageerada Loo Muujinayo, Sidoo kalana Loogaga Digayo Doca Docaynta Lagu Wado Shirkaasi.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Dhinaca kale Waxaa lagu Iclaamiyey Shirkaan Jihaad Culus Oo Ka Dhana Ah Maamulka Falaagada Ah ee uu Hogaamiyo Axmed Siilaanyo, Waxaana Cod dheer wax Loogu Sheegay Dhamaan Bulshada Xalaasha ah ee Kasoo Jeeda Deeganada Khaatumo State.
Maamulka Siilaanyo iyo Waliba Kooxo Kale oo Dano Gaar ah Leh Ayaa Dhankooda ku Howlan Hagardaamaynta Bulshada Reer Khaatumo Iyo Waliba Madax banaanidooda.