Quantcast
Channel: War la hubo oo xaqiiq ah
Browsing all 2414 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jaaliyadda Khaatumo Ee Boqortooyada Sucuudiga Oo Soo Dhawaysay Shirka lagu...

Iyadooo Haatan lagu Wado Inuu magaalada taleex ka Furmo Shirwaynaha Khaatumo 3 Ayaa waxaa iska Soo Dhaba Dhacaya Taageerada Loo Muujinayo, Sidoo kalana Loogaga Digayo Doca Docaynta Lagu Wado Shirkaasi....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Nimca Yaasiin oo soo qaatay Hees Maseer ah: VIDEO

Fannaanada Soomaaliyeed ee caanka ah Nimca Yaasiin Caraale ayaa soo qaatay hees ka hadleyso Maseerka, iyadoo ku muujisay Maseerka iyo sida uu haweenka halis ugu yahay iney marada tuuraan. Waxaa horay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO MUCJISADAN: Ma Rumaysan kartaa in Qof Nafi KA Rajo Qaba Uu Samayn Karo...

waxaad hadba aragtaa wax siweyn kaaga yaabiya oo ay adag tahay inad rumayso maadama aysan maskaxdaada si fudud ugu soo dhici karin in bini aadamku samayn karo waxyaabaha qaarkooda. Halkan Riix

View Article

Siciid Suldaan Cabdisalaam oo suuq geeyey Maakhir hadii ay u suuro gasho.

Siciid Suldaan Cabdisalaam,  oo ka mid ahaa Soomaalidii dhowaan qaramda midoobey ku eedaysay inay laaluush badan qaateen si ay u soo xulaan xildhibaano u codeeya madaxdii Federaalka ,  ayaa mar kale...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DEG DEG :- Isimada SSC, Oo War kasoo Saaray Mamulka P/land, “Suldaan Siciid...

Waxaa maantey markii ugu horeysey ay shaaciyen si cadd Issimada gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn (Khaatumo)  inaysan saxiixi doonin xilibaanada cusub ee Maamulka Puntland kuwaaso xiligaan qaban qabada...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO:-Nadwadii 5aad Oo Laas-caanood Lagusoo Gabagabeeyay iyo Bayaan Lagasoo...

Waxaa magaalada laas-caanood lagusoo gabagabeeyay nadwadii 5aad oo ka dhacday masjidul jaamica magaalada laas-caanood oo socotay afar habeen, nadwadan ayaa waxaa mawduucyadeeda wadaagsanayay culimo,...

View Article

Garoonka Diyaaradaha Taleex Oo Maanat Shir Jaraaid Lagu Qabtay (Vedio)

Qaar Kamid ah maamulkii khaatumo heer gobol iyo mid sare ayaa maanta waxay booqdeen garoonka caalamiga ah ee caasimadda maamulka khaatumo ee taleex oo maalmihii u dambaysay ay qorayeen qaar kamid ah...

View Article

DAAWO:-Shacabka Magaalada xalin Oo Taageeray Shirka ka dhici doona magaalada...

Cuqaasha,Waxgaradka Iyo shacab Waynaha Ku dhaqan Deegaanka Xalin Ee Degmada Taleex ayaa Maanta Kulan balaadhan Oo ay kutageerayaan shirka Ka dhici doona Caasimada Maamulka Khatumo Ee Taleex,Kaas Oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO WACDARO CUSUB:Fananada Sa’ido Shino oo Hees Buuhodle Soo Saartay Codka...

Waa Hees Cusub Oo Ay Soo sartay fanaanada Coka halasiga Leh Sa’ido Shino’Wana Erayadii C/casiis ,Waxana Heestani  lamagac baxday Buuhodle,Wana Heesta Sanadka. Fanaanada Sa’ido shino Ayaa Ka Mida...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gudoomiye Tarzan oo xariga ka jaray Degmada Shengaani oo dib u hawl gashay...

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarzan ayaa maanta xariga ka jaray degmada Shengaani oo dayactir lagu sameeyey albaabadana loo furay. Howlaha dayactirka lagu sameeyay degmada Shangaani...

View Article

Tallaalka carruurta dhibtiisa iyo dheeftiisa(Prof C/salaam Maxamed Tungub)

Bulshada ku dhaqan Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa si weyn u hadal haysa maanta Daraasad balaadhan oo ka dhan ah Talaalka taasi oo uu ikhtiraacay Prof C/Salaam Maxamed Tungub oo ah...

View Article

Xog rasmi ah oo lagu ogaaday in Kiiskii Dabaysha ee Laascaanood lagu sheegay...

Warar lagu kalsoonyahay ayaa sheegaya in Kiiskii Dabaysha ahaa ee dhowaan ay Bahda Talaalka Gobolka Sool ay ku sheegeen Magaalada Laascaanood in uu ahaa markaasi mid been abuur ah iyadoona Koox...

View Article

Haweeneyn u dhalatay dalka Sweden oo Muqdisho lagu dhaawacay

Gabar u dhalatay dalka Sweden isla markaana booqasho ku tagtay dalkaasi Somalia si ay usoo indho indheeyso waxbarashada ka jirta Muqdisho ayaa lagu dhaawacay agagaarka KM4 iyadoo markaasi ka timi...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo sawirada:Dr cabdikarim xasan jamac oo Jamacad cusub muqdisho ka Furay...

Jaamacaddan City University ee laga hirgalinayay magaalada Muqdisho ayaa ka mid noqoneysa Jaamacadaha waayahan dalka gudahiisa laga hirgalinayey ee iskua dayaya in ay sare u qaadaan Tacliinta waddanka,...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO SAWIRADA: Dilalkii Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Howlgallo...

Faah Faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa weerar Rag hubeeysan ay manta ku dileen laba askari oo ka tirsanaa ciidamada Booliska Soomaaliyeed iyo qof rayid ah. Sidoo kale Weerarkaas ayaa waxaa lagu...

View Article


War deg deg ah:- Wafti Culus oo ka socda Dawlada Turkiga ayaa markii ugu...

Wafti ka socda hay,ada Bisha cas ee dawlada Turkiga ayaa soo gaadhay magaalada lascanod waxayna horkacayeen deeq raashin ah oo dawlada turkigu ugu deeqday deegaano ka tirsan gobolka sool. Waxaana si...

View Article

Forum-ka Khatumo ee Nabadda, Midnimada iyo Horumarka Oo Warbixin soo saaray

Geedi socodkii Khaatumo, ee baaqiisu ahaa midnimo iyo gobannimo, guulaha laga gaadhay debedda iyo gudahaba waa mid dadkeeda iyo wixii Soomalinimo jeceli ay ku farxaan, wixii Soomaalinimo iyo midnimo...

View Article


Ciidamada dowladda oo Goor dhaweyd Bakaaraha ku toogteen nin ay sheegeen inuu...

Ciidamada nabad sugidda dowladda federaalka Soomaaliya ayaa goor dhaweyd gudaha suuqa weyn ee Bakaaraha ku toogtay nin ay sheegeen inuu ka tirsan yahay alshabaab,dilka ninkan ayaa yimi kadib markii uu...

View Article

Ogaysiis Mihiim AhShir Teleconference ah oo ay ku wada hadli doonaan Beesha...

Ogaysiis waxaa Habeenka Axadda ah ee ay Bishu tahay 25/08/2013 la qaban doonaa Shir Teleconference ah oo ay ku wada hadli doonaan Beesha Muxamed Siyaad (Ugaadhyahan), Sidaa awgeed waxaa laga codsanayaa...

View Article

Suxufi Caan Ah Oo Laascaanood Ku Nool Oo Ka Horyimi Talaalka Sheegayna Inuuna...

Cabdiqani Ismaaciil Goox Oo Suxufi si wayn ay u yaqaanaan Bulshada Khaatumo inta badana ka Faalooda Dhacdooyinka Bulshada Magaalada Laascaanood isla markaana Wakiil Ka Ah Xafiiska TVga Somsat Ee...

View Article
Browsing all 2414 articles
Browse latest View live