Quantcast
Channel: War la hubo oo xaqiiq ah
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2414

DAAWO SAWIRADA: Dilalkii Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Howlgallo Soconaya

$
0
0

Faah Faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa weerar Rag hubeeysan ay manta ku dileen laba askari oo ka tirsanaa ciidamada Booliska Soomaaliyeed iyo qof rayid ah.

Sidoo kale Weerarkaas ayaa waxaa lagu dhaawacay haweenay udhalatay dalka Swedan oo mudo gaaban kusugenyd Muqdisho.

Ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa haatan wada howlgallo ay ku baadi goobayaan kooxihii ka danbeeyay weerarkaas dilka iyo dhaawac ah

5 DIL1 DIL2 DIL3 DIL4 DIL


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2414

Trending Articles