Dhakhaatiirta Magaalada Hargaysa ayaa ka digay arrin halis caafimaad leh oo inta badan haweenka soomaaliyeed uga mid ah nolol maalmeedkooda caadiga ah.
Daawooyinka la isku cadeeyo ee haweenku inta badan isticmaalan ayaa la ogaaday in laga qaado xanuuno halis badan oo kamid ah Kansarka iyo kuwo kale oo badan,
HALKAN KA DAAWO VEDIO