Quantcast
Channel: War la hubo oo xaqiiq ah
Browsing all 2414 articles
Browse latest View live

DAAWO VIDEO:DEG DEG Donald Trump oo Niyad Jabiyey Somaliland Pasaportka...

View Article


(Video) Beel Dooneeysa Gobolka Tobbonaad Ineey Noqdaan

Bal ka waran haddii adiga oo xaq u leh xabad rooti ah aad raadiso tobban xabbo oo roodhi ah? Bal ka waran qabiil iska dhan oo raadinaya waxeeysan xaq u laheen? Hadaba, qaar ka mid ah beelaha deggan...

View Article


Deg Deg Daawo Video:Dhakhaatiirta Hargaysa Oo Ka Digtay Arrin Halis ah Oo...

Dhakhaatiirta Magaalada Hargaysa ayaa ka digay arrin halis caafimaad leh oo inta badan haweenka soomaaliyeed  uga mid ah nolol maalmeedkooda caadiga ah. Daawooyinka la isku cadeeyo ee haweenku inta...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Deg Deg Daawo Video:Musharax Si Adag Uga Hadlay Xoreenta Gobolka Sool

Musharax xuseen axmed Fiqi ayaa si  xaasaasi ah uga hadlay xoreena gobolka sool iyo sidii loo soo calinlaha Magalaada laascaanood oo mudo 12 sano ah gacanta ugu jirtay maamul Beeleedka snm. HALKAN KA...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Socodkii Nabadda

Isimada Beelaha Daarood ayaa wadooyinka Taleex ku maray  socod  lagu xoojinayo heshiiskii nabada ee beelaha Taleex, Banaan bax nabadeed Ayaa ka Dhacay Degmada  Taleex kaas oo Lagu Tageerayey qaybna...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

XOG: Sidee Guddoomiye Mursal u dhabar jebiyey Heshiiskii uu la galay...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa qabanqaabiyey shir looga hadleyay xaaladda maamulka Koonfur Galbeed iyo Doorashada maamulka la filayo inay ka dhacdo. Kulankan oo ay ka...

View Article

XOG: Fashilkii Somaliland ka raacay Nairobi oo ay ka dambeysay DF Somalia

Shirkii maal-gashiga Somaliland ee Maamulka Hargeysa 30-kii November ku qabatay hotel-ka shan xiddiglaha ee Fairmont The Norfolk hotel ee magaalada Naiorbi, ayey guul-darro siyaasadeed iyo niyadjab...

View Article

Heshiiska Beelaha Walaalaha Ah iyo Joogitaanka SNM-ta Degaanada SSC

7 qodob oo ka soo baxay heshiisiinta beelaha walaalaha ah ee bahararsame iyo qayaad ayaa waxaa soo dhaweeyay bulshada degaanada sool sanaag iyo cayn waxayna soo afjari doontaa colaad ay saamayn baaxad...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Madaxweynayaasha Jabuuti iyo Sudan oo gaaray gobolka Oromiya

Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa si diiran ugu soo dhaweeyay gobolka Oromiya magaalada Jimma madaxweynayaasha dowladdaha Jabuuti iyo Sudan, Ismaaciil Cumar Geelle iyo Cumar Xassan...

View Article


Deg Deg:Qorshaha Ismaaciil C. Geelle iyo Cumar Al Bashiir u tageen Addis...

magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia gaaray madaxweynayaasha dalalka Sudan iyo Jabuuti, kadib casuumad ay ka heleen ra’iisul wasaaraha dalka Ethiopia Dr Abiy Axmed Cali. Ujeedada socdaalka labada...

View Article

(Video) Bulshada Laascaanood Oo Ka Dareen Celiyay Nabadaynta Taleex Iyo Jigjiga

Ra,yi Aruurin laga sameeyay gudaga magaalada laascaanood ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay heshiisiinta beelaha walaalaha ah ee degmada talex iyo koonfurta gobolka sool Waxay kaloo ka digeen in laga...

View Article

(Video) SNM-ta Hargeysa Oo Is Qabyaaladayna Kuwa Hartiga La Shaqaystaa Ma...

Gudoomiyaha madaarada maamulka hargeysa ayaa lagu eedeeyay inuu eryay cida aan reerkiisa ahayn ee ka shaqaynayay madaarka hargeysa islamarkaana maayarka hargeysa oo ay isku reer yihiin uu siiyay...

View Article

(Video) SNM-ta Markii Dhinac Walba Laga Soo Xidhay Ka Doodaysa Sidii Qashinka...

Maamulka SNM-ta oo dhinac walba laga soo xidhay islamarkaana aflagaadooyinka Dhiigyacab Muuse Biix laga jawaabi waayay waxay bilaabeen isku mashquulinta iyo ka doodida sida ay qashinka iskaga qaadi...

View Article


Muuse Biixi Oo Codsaday In Ergooyinka Bahararsame Iyo Qayaad Hargeysa Yimaadaan

Horjoogaha Maamulka Hargeysa Dhiigyacab Muusa Biixi ayaa codsaday in ergooyinka beelaha bahararasame iyo qayaad oo ay weheliyaan ergooyinkii dhex-dhexaadka ahaa uu ku marti qaadayo magaalada hargeysa...

View Article

Madaxweynaha Khaatumo oo ka hadlay heshiisyadii nabadeed

Madaxweynaha Khaatumo oo ka hadlay heshiisyadii nabadeed ee laga gaaray Colaadihii Koofurta Laascanod iyo Taleex. isagoo isimada beelaha ugu baaqay inay fuliyaan qodobadii lagu heshiiyey

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxaa Ka Jira In la Xaliyay Khilaafkii Ka Dhaxeeyay Gaas Iyo Camey

Xildhibaan Hore cabdi barre yuusuf jibriil ayaa eedeyn culus u jeediyay dowladda somalia wuxuu sheegay in khilaafka madaxda puntland ay ku dhex jirtay DFS Balse xiligan la xaliyay arintaas sida uu ku...

View Article

Laba Bilood Gudaheed Ganacsadihii sadexaad Ee Reer Buuhoodle Ayaa Lagu Dilay...

Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso Ee Gobolka Bari ayaa waxay sheegayaan in habeenimadii Xalay lagu dilay magaaladaasi,Wiil dhalinyaro ahaa Marxuumka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Shaafici...

View Article


Deg Deg Daawo Video:-Madaxweynaha Qaranka Oo Dhagax Dhig Cusub Sameeyay

Laascaanood Madaxweynaha jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhagax dhigay maanta xarunta madxafka qaranka ee Muqdisho. HALKAN KA DAAWO VEDIO Xaruntaan ayaa...

View Article

Khasaaraha Dagaal Xalay Ka Dhacay LAASCAANOOD

Magaalada Laascaanood wararka naga soo gaaray ayaa sheegaya in xalay markii ay saacadda Soomaaliya ku beegnayd 3:30 uu ka dhacay iska hor imaad la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kale duwan. Qaar ka...

View Article

MAHAD CAWAD: XILDHIBAANADA BAARLAMAANKU KUMA SHIR KARAAN XARUNTA VILLA HARGEYSA

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta shir araa’id ku qabtay Muqdisho, ayaa amar ku siiyay xoghayaha baarlamaanka inuusan fulin karin hawl aysan ku heshiis xubnaha...

View Article
Browsing all 2414 articles
Browse latest View live