Quantcast
Channel: War la hubo oo xaqiiq ah
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2414

Xagla Toosiye oo sheegay inay talaabo ka qaadi doonaan Abdisamad Cali Shire

$
0
0

Saleebaan Ciise Axmed Kaar Xadow Toosiye oo maanta la hadlayay tv-ga universal u hanjabay madaxweyne kuixgeenka xiligiisa dhamaaday ee puntland oo maalmahan ku sugan caasimadda maamulka khaatumo ee taleex.

Mr Cadow toosiye oo ay dhici karto inuu iska dhaadhicinayo maamulka silaanyo sheegay inay talaabo sharci ah ka qaadi doonaan odayga naf lacaariga ah ee Cabdisamad cali shire oo magaaladda garoowe iskaga soo cararay kadib markii loo sheegay faroole in xilkiisii uu ka dhamaaday

Xaglatoosiye ayaa sheegay in wixii ka dhasha uu masuuliyadeeda qaadayo Gen.Shire hadii uu sii wado sida uu hadalka u dhigay Socdaalka Xadgudubka ah
Xaglatoosiye ayaa sidoo kale sheegay in aanu tegi karin Madaxweyne ku xigeenka Magaalada Buuhoodle isagoona ku goodiyey in uu maamulkiisu talaabo ka qaadi doono hadii uu isku dayo in uu halkaasi gaadho


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2414

Trending Articles