Quantcast
Channel: War la hubo oo xaqiiq ah
Browsing all 2414 articles
Browse latest View live

DEG DEG. Qaar kamid ah Wadooyinka Halboolaha u ah Muqdisho oo Gowr dhow la xiray

Dreer muqdisho ayaa saakay ku soo waa bariistay ayadoo ay xeranyihiin qaar kamid ah wadooyinka muqdisho wadooyinka saakay xeran ayaa waxa aa kamid ah wada soodnka iyo waliba wadada warshadaha ciidamo...

View Article


Xogo Iftiimiyey in Sirdoonka Maraykanku ka Caawiyeen Saddam Xuseen Dagaalkii...

Madaxweyne Ronald Regan oo waqtigaas ka talinayey dalka Maraykanka, ayaa taageero ballaadhan u fidiyey Saddam Xuseen oo labaatan sanno kadib uu afganbiyey maamulkii Bush. Dokumantiyo siro ah oo...

View Article


Xagla Toosiye oo sheegay inay talaabo ka qaadi doonaan Abdisamad Cali Shire

Saleebaan Ciise Axmed Kaar Xadow Toosiye oo maanta la hadlayay tv-ga universal u hanjabay madaxweyne kuixgeenka xiligiisa dhamaaday ee puntland oo maalmahan ku sugan caasimadda maamulka khaatumo ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Banaanbax ka dhan ah Abdisamad Iyo Axmed Karaash oo taleex ka dhacay (Sawiro...

Waxaa Galabta magaalada Taleex Ee xarunta Maamulka khaatumo kdhacay mudaharaad lagaga Soo hor jeedo Cabdisamed Cali shire Iyo Axmed  karaash oo kamid ah Golaha Madax tooyada Khaatumo,Buuqan  iyo Banaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Muqaal yaab leh: Fanaanad wayn Oo Soo Saartay Heesta (LOVE) + Wacdaro

Fanaanda Wayn ee Siciido Shiino Ayaa Soo Saartay Muuqaalka Hees Ay Ku Kasbatay Shacab Tiro badan Kadib Markii Ay Halkaasi Kusoo Bandhigtay Cod Halaasiya & Si Cajiiba oo ay u Qaaday Heesta oo...

View Article


DAAWO:-Muqaal Naxdin Badan Sida Ay ula dhaqmaan Boliska Talyaaniga Somalida...

Muuqaalkaan ayaa ah mid Booliska dalka Italy ay qasab kaga tuurayeen darbi dherirkiisu lagu sheegay saddex mitir dadyow magangalyo doon ahaa ee gaaray jasiirada Lempadusa. Shacabka ugu badan ee gaara...

View Article

Ciidamo Daacad u ah Axmed Karaash Oo Rasaas Ooda kaga qaaday dadka degaanka...

Deegaanka Carooley oo ka tirsan Degmada Taleex ee Gobolka Sool ayaa maanta ciidamo taabacsan axmed karaash waxay rasaas ku fureen dad ku sugnaa gudaha magaaladda carooleey kadib markii la sheegay in...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Isimadda Khaatumo Ee Ku Sugnaa Boocame oo Arin ka soo saaray Shirkii ka dhici...

waxaa maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa degmada boocame isimo Ay Kamid ahaayeen Garaad C/laahi Garaad Soofe, Garaad Saleebaan Buraale , Suldaan Siciid , Ugaas Faarax Dheere iyo Ugaas c/laahi Ciise oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Fanaanada Hodan Abdi Rahmaan Oo Soo Bandhigtay Muuqaal Aysan Ku Farxin...

Fanaanada dhawaan la sugayo iney ku aqalgasho cariga mareykanka ee Hodan abdi Raxmaan ayaa la arkayay iney ka soo muuqatay muuqaal Runta24 aan ku habooneyn oo dad badani madaxa ka qabsadeen . Muuqaalka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO DHACDO NAXDIN LEH :Gabdho Soomaaliyeed Oo Magaalo Dhan U Kala Baxday...

Tani Soomaaliya laga soo hayaame ayaa dhibaato xoogan lasoo gudboonatay shacabka soomaaliyeed qaarkood oo wadamada qurbaha uhayaamay waxaana haatan nisoo gudbineynaa Muqaal siweyn oga nixi doontaan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO SAWIRADA TOP :AL-SHABAAB OO SOO BANDHIGTAY CIIDAMO AY UGU MAGAC DAREEN...

Dhaqdhaqaaqa Ururka Xarakada Al/Shabaab ayaa soo bandhigay Boqolaal ka tirsan Maliishiyadooda oo tababar ugu soo xermay deegaan aysan magacaabin oo ku yaal Gobolka Galgaduud. Hoggaamiyaha Al-Shabaab ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO VIDIO:NAAG HAKU AROOSTO DHIBKAAN AYAY LEEDAHAY

Arooskan ayaa ka dhacay dalka India waxaana Uu Noqday Guurkii ugu xooga badnaa ee aduunka ka dhacay uguna saameenta badnaa waxaana aad loola yaabay Markii ninka Oo diidan xoog loogu qasbay in Uu Arooso...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO SAWIRADA: Diyaaradii ugu weyneyd oo Mudo 20-sano ah kadib ka soo Degtay...

Waxaa Maanta Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho mudo 20-sano kadib soo caga dhigatay Diyaarad Xamuul ah oo nuuceeda yahay Boeing 747 oo u kireesneed Shirkad Turkiga laga leeyahay oo...

View Article


Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Oo Si Heer qaran Ah Loogu Soo Dhaweeyay...

Abaaraha tobankii subaxnimo ee saacada wadanka Ingiriiska waxaa si heer sare ah loogu soo dhaweeyey garoonka caalamiga ah ee Heathrow Airport madaxweynaha maamul goboleedka khaatumo state of somalia...

View Article

Top:Maamulka Hargeysa Oo Bilaabay Tartansiinta Ganacsato, NGO-yo, Iyo Qurba...

Gudaha magaaladda laascaanood ayaa waxaa ka bilowday tartan mashaariic looga helayo maamulka somaliland kadib markii dhawaan uu wasiirka arimaha gudaha maamulka hargeysa uu ku dhawaaqay inay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO VIDEO: Damashaadka Xeebta liido iyo Nasashada Jimcaha

Shacabka Muqdisho iyo Qurba Joogta Soomaalida ayaa maalin walba oo jimco ah waxeey u soo damaashaad tagaan Xeebta weyn ee Liido ayagoo halka afarxada maalinta jimcaha kula qeyb sada Familkooda iyo...

View Article

Maxaad kala socotaa qorshaha cusub ee maamulka silaanyo ka leeyahay...

  Iyadoo inta badan shacabka laascaanood ay goor dambe fahmeen koox magacyo badan samaysatay kuwaas oo shacabka laascaanoodna horey ugu sheegeen inay yihiin kuwa ka shaqaynaya hormarinta gobolka sool...

View Article


Farxiya Fiska oo qeyb ahaan hanatay qiimihii, sharaftii iyo magacii ay...

Farxiyo FiskaFanaaniintii hore ee ay ugu tun waaynaan jireen Hobolada waaberi ayaa qiimo, sharaf iyo sumcad aanan la soo koobi karin ku leh lahaan jiray bulshada Soomaalida hase ahaatee wixii ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

DAAWO FADEEXAD:TV Soomaaliyeed Oo Xalay laysku Dhex Dagalay Dadkii...

Mid kamid ah Tv-yada Soomaalida oo dood kulul kasocotay ayaa mar qura isku badalmay mid buuq farabadan kahasho ayadoo gacanta iskula tageen dadkii Doodaaye waxaana laga doodaaye qodob xasaasi oo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bayern Munich oo rigooreyaal 5 – 4 ugu adkaatay Chelsea UEFA Super Cupka...

Ciyaar aad u adag oo ay fooda is dareen kooxaha Bayern Munich iyo Chelsea loona tartamayey Super Cup-ka Qaarada Yurub ayaa waxaa caawa ku guuleystay kooxda Bayern Munich taasoo rigooreyaal 5 – 4 ku...

View Article
Browsing all 2414 articles
Browse latest View live