Quantcast
Channel: War la hubo oo xaqiiq ah
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2414

WAR CULUS: Dhagayso Prof, Jawaari oo loogu baaqay inuu Saacado Gudohood Xilka iskaga Casilo (Waa Maxay Sababtu?)

$
0
0

Masuulinta Beelaha Digil Mirifle Ayaa ku dhawaqay inuusan matalayn  gudoomiyaha Barlamaanka Beelaha  Waxayna Ugu baaqeen Inuu sacado gudahooda Xilka Gudoomiyaha Uu iskaga Casilo hadii kale Uu imaado magaalada baydhabo.

“Gudoomiye Jawaarey waxaan kaa codsaneynaa adigoo raali ah hadii aadan waxba dadkaan usoo dhicineynin fadlan iskaga deg kursigaas waxaa loo helayaa qof adiga kaa roon hadii kale ka kac hurdada aan kasoo kicitaanka laheyn aad ku jirtid”

Sidoo kale waxaa Dadkii Jaaliyada Reer Koonfur Afrika u hadley kamid ahaa Cali issack Fanaay oo kamid ah Siyaasinta Ugu waa weyn Dalka Koonfur Afrika kaasoo hadalkiisa ku biiriyey Malaaq Jeele  & Maxamed Naasir oo ugu baaqey Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Inuu xilka isaga dego hadii uusan dadkiisa iyo dalkiisa ka damqaneynin.

HALKAN KA DHAGAYSO CODKA

Hadalkani waxa Uu imanaya Iyadoo dawaan Beelahaasi Ku dhawaqeen inay kalsoonida kala labteen dowlada Faderalka somaaliya,kadib heshiskii Axmed Madoobe iyo Dowlada Ee itobiya.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2414