Daawo Vedio Fanaanada Idil Barkhad {indha adag} oo fadeexo ka raacday heestii...
Fannaaniinta aanan kala dhicin dhinaca ku luuqeynta heesaha talan taaliga ee Saciido Shiino iyo Maxamed Weerow ayaa soo saaray Muuqaalka Heestoodii Adaa I baday oo horey si amar la,aan ah ay isaga soo...
View ArticleRaysal Wasaare Saacid Oo Qaatay Mowqifkii Bare Hiiraale (Vedio)
RW Saacid “Kismaayo shir kama dhacayo, shirka dib u heshiisiinta waxa lagu qaban doonaa magaalada Muqdisho bisha October shanteeda”. Shirkii Jaraa’id ee wadajirka ay u qabteen R/wasaaraha Xukuumada...
View ArticleCaaqil Kamid ah Cuqaasha Khaatumo Oo Arimo Badan ka Hadlay (Vedio)
Caaqil Yusuf Axmed yusuf oo ka Mida Cuqaasha Ugu magaca Weyn gobolka Cayn ayaa ka Hadlay arimo badan Oo ku sabsan sababta shirka Khaatumo Hor tagan iyo arimo kale Halkan Ka Daawo
View ArticleWar Deg Deg Ah:-Abuu Mansoor Al-Amriki Oo La Dilay
Wararka ka imaanaya Gobalka Bay ayaa Sheegaya in la dilay Saraakiil Ajaanib ah oo uu ka mid yahay Cumar Shafiiq Xamaami (Abuu Mansoor Al-Amriki). Abuu Mansoor Al-Amriki iyo Sarkaal kale oo lagu...
View ArticleDeg Deg Axmed Madoobe oo ka bedbaaday qarax
Wararka ka imanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday kolonyo baabuur ah oo uu saarnaa hoggaamiyaha maamulka KMG ah ee Jubbooyinka Axmed Maxamed Islaan (axmed Madoobe). Qaraxa...
View ArticleDaawo Vedio Xoolaha Ugu Badan Ee Waqooyiga Iyo Bariga Soomaaliya Oo Ay Ceelka...
Qaar kamid ah mas,uuliyiinta ceelka Awrbogays ee gobolka sool oo ay ku tiirsan yihiin inta badan xoolaha degaano badan oo ka tirsan waqooyiga iyo bariga soomaaliya ayaa xaaladda ay xiligan ayaan...
View ArticleDAAWO SAWIRADA:Machadka Diiniga Ee Alfurqaan Buhodle oo ay maanta ku biireen...
Xafladdan oo lagu soo lagu soo dhawaynayey ku dhowaad 115 Arday oo ku soo biiray waxbarashada maxadka sare ee Alfurqaan ee magaalada buuhoodle. Xafladan ayaa waxaa kasoo qayb galay Culimo awdiin,...
View ArticleDaawo Dhacdo oohin leh Gabar Soomaali oo Sun cabtay si ay isku disho “Nolosha...
Nasro Maxamed C/lle oo ah Gabar Soomaaliyeed oo ku nool Degmada Xamar Jajab ee Gobolka Banaadir waxa la dhigay mid ka mid ah Isbitalada Magaalada Muqdisho kadib markii ay Gacanteeda isku Sumeysay....
View ArticleDAAWO VIDEO: Mursal iyo Hodan oo soo Saaray Muuqaalka Hees Dagaal & Masayr...
Waxaa muran ka taagan yahay Labadan Hees oo xilli dhaw soo wada baxay Heesta koowaad waxaa wada qaadaya Hodan C/raxmaan iyo Mursal Muuse, halka Heesta kale ay qaadayso Khadra Silimoo, waxaa la leeyahay...
View ArticleProf Galaydh:- Haka Sugina In Puntland Idiin hiiliso (Vedio)
Kulanki Jaaliayadaha Khaatumo ee Magaalooyinka U.K ee lagu qabtay Bermigham ayaa waxaa qudbad dheer oo xassasi ah ka jeediyay Prof Cali Khaliif Galaydh isaga. Halkan Hoose Ka Daawo
View ArticleJigjiga Iska Soo Xaadiriya Qurba Joogta Ku dhibaataysan Hargeysa (Vedio)
Shirkada Diyaaradaha ee Itoobiyaan Airline ayaa sheegtay in Rakaabka ku xaniban Magaalada Hargaysa ee Caasimada Maamulka SNM ay keenayaan Magaalada Jigjiga. Afhayeen u hadlay Shirkada Diyaaradaha ee...
View ArticleMashruuca Kufsiga Muqdisho Iyo Culimadda oo aan ka hadlin (Vedio)
kufsiga soo ma ahayn in Culimda Muqdisho ka hadlaan, halka AMISOM mashruuc ka dhiganayso. Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, waxa dhowan isugu yimid culumo ka socota gobolada Shabeelaha...
View ArticleWAR CULUS: Dhagayso Prof, Jawaari oo loogu baaqay inuu Saacado Gudohood Xilka...
Masuulinta Beelaha Digil Mirifle Ayaa ku dhawaqay inuusan matalayn gudoomiyaha Barlamaanka Beelaha Waxayna Ugu baaqeen Inuu sacado gudahooda Xilka Gudoomiyaha Uu iskaga Casilo hadii kale Uu imaado...
View ArticleDAAWO VIDEO :Axmed Godane qaabkii Uu Ibrahim Afgan U Qaarajiyey Oo markii ugu...
Idaacada VOA ayaa Bananka Soo dhigtay muqaal laga Yaabo Inuu yahay Hogaamiyaha Kooxda Al-shabaab Ibrahim Afgan oo uu dilay axmed godane amiirka Ugu sareya Kooxda maleeshiyadka Al-shabaab. Idaacada VOa...
View ArticleQurba Joogta Faarax Cali Ee Nuur Axmed Oo Baaq Soo Saaray (Nuqul)
Anagoo Ah: Qurbajoogta reer Faraax Cali ( Nuur Axmed) kulan balaadhan oo mudo badan qaatay kadib waxay beeshu isku raacday qodobadan hoos kuqoran Waxay beeshu go’aamisay iskuna raacday gudaha iyo...
View ArticleWali Ma Daawatay Askar Si live Ah Loo Gawracayo (Sawiro Naxdin leh)
Wargeyska Afka dheer ee ka soo baxa dalka mareykanka ee lagu magacaabo (Times) ayaa maanta soo bandhigay sawiro argagax leh kuwaas oo muujinayo mid kamid ah askarta dawladda suuriya oo meel banaan...
View ArticleOgaysiis:: Shirkada Sahalsoftware Oo Waxbarasho Bixinaysa (Akhri)
Maamulka Shirkadda Sahalsoftware qeybteeda magaaladda laascaanood ayaa waxay ogaysiinaysaa dhamaan dadka jecel waxbarashadda Computerka ee ku nool magaaladda laascaanood in xarunta Shirkada...
View ArticleHanbalyo Meher: Wariye Maxa’ed C/lahi Khaliif & Marwo Ikran Cabdisalan Cilmi
Waxa tahniyad Meher Farxad leh Halkani looga Diraya Meherka ,Mudane Mohamed Abdulahi Khalif(Shine)Iyo Marwo Ikran cabdisalan Cilmi Oo Meherkoda Ka Dhacay Nairobi. Magacyada dadka Tahniyada Diraya. Aabe...
View ArticleSafiirka dawladda Soomaaliya Ee Belgium Oo Faroole Ku Sheegay Gudoomiyaha...
Daawo Safiirka Soomaalida ee dalka Belgium oo Faroole ku sheegay gudoomiye gobol markii sadexaad iyadoo safiirkan ka hadlayo arimo badan oo ku aadan dalka soomaaliya Halkan Ka Daawo
View ArticleBudhcad U Hanjabtay Cida Ku Mudaharaada Madaxweynaha Soomaaliya (Vedio)
Daawo: Hadii madaxweyanha Xasan Sheekh aad ku mudaharaado Suuqyada Ohio ayaan kugu karbaashaynaa. “Ninkii isku daya inuu mudaharaado waa ka hortagaynaa waana la dagaalamaynaa” sidaa waxa yiri mid ka...
View Article