Ibraahim Cilmi Khaalib oo asal ahaantiisu tahay Soomaali ayaa ku guuleystay Belgium’s Got Talent, Ibraahim ayaa ahaa mid tartanka kusoo galay cayaar iyo hees, tartankan oo ah mid soconayay muddo bil ku dhaw ayaa laga sii daayay TV-ga RTL ee Belgiumka, Ibraahim ayaa noqday qofkii ugu danbeyntii ku guuleystay.
↧