(Vedio) Xaaladii Adkayd Ee Cabdiqani Ismaciil Goox Ee Bartamaha Magaaladda...
Maleeshiyaadka Somaliland ayaa tan iyo maalintii shalay waxay ku hawlanaayeen sidii ay u soo qaban-lahaayeen wariye Abdi-qani Ismaaciil Goox Oo kamid ah weriyayaasha degaanadda khaatumo kuwooda ugu...
View Article(Sawiro) Aqoon Korarsi Lagu Baranayo Hab-maamulka Degaanadda Khaatumo Oo...
Aqoon Kororsi Lagu Baranayey Habmaamulka iyo Wacyi galinta Bulshada khaatumo Ayaa Maanta Lagu Soo Gabagabeeyey Degmada Kalabaydh ee Gobolka Sool. Siminaarkan oo mudo labo maalmood ah socdey ayaa waxaa...
View Article(Vedio)Wiil Soomaali ah oo fanaaniinta reer galbeedka ka yaabiyay, abaal...
Ibraahim Cilmi Khaalib oo asal ahaantiisu tahay Soomaali ayaa ku guuleystay Belgium’s Got Talent, Ibraahim ayaa ahaa mid tartanka kusoo galay cayaar iyo hees, tartankan oo ah mid soconayay muddo bil ku...
View Article(Vedio)Gabar aad u yar oo Afganistan ah oo qaadeysa heesta Ha i raadsan
Halkan hoose ka daawo Gabar aad u yar oo Afganistan ah oo qaadeysa heesta caanka ah ee uu qaado Mursal Muuse ee HA I RAADSAN.. DAAWO VIDEO QOSOL LEH
View Article(Vedio) Labo Nin Soomaali ah oo 260 Km u lugeeyay ka qeybgalka Tacsida Mandela
Laba nin oo Soomaali ah oo lagu kala magacaabo Cumar Maxamed Cawaale iyo Cabdi Xassan Jaamac ayaa ku lugeeyay wadada Afrika ugu dheer Afrika ee N1 kuwaasi oo lugeeyay masaafo dhan 260 Km. Labadan nin...
View ArticleWararkii U Dambeeyay Dagaal xooggan oo ka qarxay magaalada Kismaayo
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in magaalada Kismaayo ee gobalka Jubbada Hoose uu ka socdo dagaal culus oo u dhexeeya ciidamada maamulka Axmed Madoobe iyo kuwa kale. Dadka magaalada ayaa saakay ku...
View Article(Vedio) Muqaal Aduunka Horay Uga Dhacin Norway Dad Sida Diyaradaha Dulaya...
Dalka Norway oo ay maalmahan ka jirtay dabeylo , roob, baraf iyo jawi aad u xun oo wata dhaxan ayaa waxaa ay dadka ku qasbanaadeen in ay usoo baxaan banaanka si ay usoo dukaameystaan xilliga ciiddooda...
View ArticleMaxaan Ku Tilmaami Karnaa Boqor Cabdilaahi-ga Ka Dhex-muuqday Shirkii Isimada...
Isimada Puntland ayaa Maanta Shirkoodii ugu horeeyey ku yeeshay Magaalada Garoowe waxaana Isimadu ay isaga kala yimaadaan Gobolada Puntland si ay uga arinsadaan Xaalada Puntland iyo Marxalada Doorasho...
View ArticleSiilaanyo iyo Ciraha baarlamaanka Maamulka Hargeysa oo khilaaf ba’ani u dhexeeyo
Madaxweynaha maamul goboleedka Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Somaliland C/raxmaan Cirro oo sidoo kale ah guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ee Wadani ayaa...
View ArticleBacary Sagna: oo Arsenal si weyn ugu hanjabay sheegayna Wadada u Furan.
Bacary Sagna ayaa sheegay inuu weli wadahadalo kula jiro Arsenal oo la xiriirta kordhinta qandaraaskiisa laakiin meesha kama uusan saarin suurtogalnimada uu kaga tagi karo Gunners. Waxaa dhawaan soo...
View Article(Vedio) Isimada Puntland Oo Si Bareer ah Liiska Ugu Darsaday Gobolada Cayn...
Kulankii Isimada maamulka puntland oo maanta go.aamo laga soo saaray ayaa waxaa ka qeyb galay dhamaan isimada puntland marka laga reebo hal isim oo ka soo jeeda deegaanka khaatumo oo uusan haysan cid...
View Article(Sawiro)Wafdi ka Socda Qaramada Midoobay oo Magaalada Kismaayo Kula Kulmay...
Wafdi ballaaran oo ka socday qaar kamid ah hay’adaha qaramada Midoobay sida UNHCR, UNICEF, UNDP, WHO, WFP iyo hay’ado kale ayaa waxa ay maanta kasoo dageen garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo,...
View Article(vedio)Xaalada Amaan Ee Magaalada Ceerigaabo Oo faraha kabaxday Iyo Tigniko...
Waxaa Maalmahan Gudaha Magaalada ceerigaabo Ee Xarunta Gobolka Sanaag Lagu Arkayay Ciidamo Beeloodyo Hubadaysan Iyo Waliba Gaaadiidka dagaalka Oo qoyto Lasaarayo,ciimada Lagu Arkayay Gudaha magalada...
View Article(Vedio) Wiilkaan wuxuu shabaqaan ku jiraa mudo 40-sano ah
Dhacadaan oo noqotay mid si aada loola yaabo ayaa ka dhacday dalka Shiinaha, iyadoo hooyo u dhalatay dalkaas oo lagu magacaabo Peng Weiqing, canug ay dhashay shabaq ku heysay 6-jirkiisi ilaa uu ka...
View ArticleDaawo Muuqaalka Maamulka Puntland Oo Marlabaad kala Kulmay Cambaarayn wayn...
HALKAN RIIX SI AAD UDAWAATO MUUQAALKA
View ArticleDaawo Sawirada Aroos loo aqoonsaday in uu yahay kii ugu Qaalisnaa Dunida iyo...
Saxaafada Caalamka ayaa hadal haysa Aroos loo aqoonsaday in uu yahay kan Dunida ugu qaalisan kaa oo dhawaan ka dhacay Dalka Spian ayna dhigteen lamaane asalkooda uu kasoo jeedo Dalka Hindia. Wiilka...
View ArticleDaawo Sida Maxariis darada ah ee Maanta loo dilay Dhaqaatiir Ajaaniib ah oo...
Kooxo Hubeesan ayaa Barqanimadii Maanta Deegaanka Siinka Dheer ee Duleedka Magaalada Muqdisho waxa ay ku laayeen Dhaqaatiir Ajaaniib iyo Soomaali isugu jirta oo ka howl galayay Isbitaalka Fiqi. Inta la...
View ArticleShirweyne Beesha Faarax Cali Ee Nuur Axmed Oga Furmay Deegaanka Darayo-Khaatumo
Shirweyne Beesha Faarax Cali Ee Nuur axmed oga socday deegaanka Darayo-khaatumo ayaa looga hadlayay arimo badan oo ku saabsan qaabkii loo wajihi lahaa xasuuqii taleex iyo socodsiinta shirweynaha...
View ArticleWar Culus: KHAATUMO & PUNTLAND oo DOOD Kulul Ku kala Baxay “Xiisad Cirka...
Waxaanu Halkan Idiinku Soo Gudbinaynaa Dood Aan Waxba laysu Reeban oo Loo Qabtey Siyaasiyiinta & Waxgaradka Maamulada Khaatumo State iyo Puntland. HALKAN KA DAAWO VIDEO Dooda Ayaa Waxaa Siweyn Loo...
View ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamud oo si kulul uga hadlay Dhaqaatiir shalay lagu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa si kulul u cambaareeyey dilkii waxashnimada ahaa ee loo geystey Dhakhaatiirtii Siiriyaanka iyo kuwii Soomaalida ahaaba,...
View Article