Waxaa Maalmahan Gudaha Magaalada ceerigaabo Ee Xarunta Gobolka Sanaag Lagu Arkayay Ciidamo Beeloodyo Hubadaysan Iyo Waliba Gaaadiidka dagaalka Oo qoyto Lasaarayo,ciimada Lagu Arkayay Gudaha magalada Ceerigaabo aya Waxaa ay kasoo horjeedaan mamulka Siilaanyo ee magaaladaas ka Taliya.
Dhawaan ayay Ahayd kadib Markii halkas ay kadhaceen dagaalo Qadhaaddh Oo ay iskaga Hor imanayaan Shacabka magaalada Ceerigaabo Ee kasoo jeeda maamulka Khaatumo iyo Maleeshiyaadka SNM Iyadoo halkaas Qasaare xoodan Uu ka dhashay.
Si’aan gabsho lahayn ayaa gaadiidkaasi ugu dhex muuqdeen shaaracyada waaweyn ee magaalada ceergaabo iyo weliba barkulameedada iyo maqaaxiyaha shaaha,Waxana Gadiidkani iska Laha Belaha Khaatumo iyo Qar ka Mida Belaha kale Ee Gobolak Dega Oo kacdon Silaanyo loga Xoraynayo Bilabay.
Waxaa la arkayey jidadka ceergaabo oo dad badani dhooban yihiin kuwaaso dhaygag dareen gaara huwan ku dhuganaya baabuurtaasi.
HALKAN RIIX OO DAAWO VIDEO