Quantcast
Channel: War la hubo oo xaqiiq ah
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2414

Shirweyne Beesha Faarax Cali Ee Nuur Axmed Oga Furmay Deegaanka Darayo-Khaatumo

$
0
0

Shirweyne Beesha Faarax Cali Ee Nuur axmed oga socday deegaanka Darayo-khaatumo ayaa looga hadlayay arimo badan oo ku saabsan qaabkii loo wajihi lahaa xasuuqii taleex iyo socodsiinta shirweynaha khaatumo3.

Shirkan oo ay ka qeyb galeen inta badan cuqaasha Faarax Cali ayaa maanta loo sameeyay gudiyo ka soo munaaqashoon doonta go,aamo ay gaadheen beesha faarax cali qorshihiisana yahay in ugu dambayn loo bandhigo Beelaha kale ee nuur axmed

Warar hoose oo ay heshay shabakadda daldoon ayey ku ogaaday in qodobada shirkan ka soo bixi doona ay kamid tahay in kalsoonidii ay kala  noqdeen garaad saleeban garaad maxamed oo ah garaadka beelaha Ugaadhyahan

Waxaan goor dhaw idin soo gudbin doonaa furitaanka shirkan oo ay  khudbado ka soo jeediyeen qaar kamid ah cuqaasha oo kala ahaa, Caaqil Cabdiqaadir Abyan Koore,Caaqil Maxamed Cabdilaahi iyo cuqaal kale

Cuqaashan ayaa waxay sheegeen inaysan ka hari doonin kooxihii geystay xasuuqii taleex

Goor Dhow la soco Vedio Dhamaystiran


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2414