Quantcast
Channel: War la hubo oo xaqiiq ah
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2414

Arsenal Oo Taala Sharaafeedka Halyeygeeda Dennis Bergkamp Soo Bandhigi Doonta Sabtida.

$
0
0

Xiddigi hore Ee xulka Netherland iyo kooxda Arsenal Dennis Bergkamp ayaa lagu wadaa in maalinta berito ah la soo bandhigo taaladisa cusub Ee lagu sharfayo halyeyga Gunners taa oo horaantii todobaddkan soo gaartay Emirates.

Taalada cusub Ee lagu sharfayo halyeeygii kooxda Arsenal ayaa diyaar ah waxana la qorsheynaya in dadweynaha daawan doona kulanka Sunderland Ee berito loo soo bandhigo, Weeraryahankii hore Ee reer Holland ayaa lagu wadaa in taaladisa la garab dhigo halka ay ku yaalan taaloyinka loo dhisay Thierry Henry, Herbert Chapman iyo Tony Adams Ee banaanka gegeda Emirates.

Arsenal ayaa si rasmi ah u soo bandhigi doonta taalada Bergkamp kulanka ay sabtida kula ciyaari doonto Emirates kooxda Sunderland.

maxamuud cabdisalaam siciid mr fantastic

stockholm sweden

daldoon.comsport-football-dennis-bergkamp-arsenal-legend-12546-18925_medium


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2414

Latest Images

Trending Articles