Quantcast
Channel: War la hubo oo xaqiiq ah
Browsing all 2414 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

war naxdin leh sargaal sare oo katirsan ahlu sunah oo gacan tiisa isku dilay...

Wararka ka imaanaya Degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in habeenkii xalay Degmadaasi uu isku dilay Sargaal sare oo katirsanaa Ahlu Sunnada ka dagaalanta Gobolka Gedo. Sargaalka Ahlu Sunna...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Garaadka Guud ee Beelaha Khaatumo Oo Saacadaha Soo Socda ka degi Doona Dubai...

Garaadka Guud ee Beelaha Khaatumo Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad jaamac ayaa Maanta Si rasmi ah Uga ambabaxaya Magaalada Adis ababa ee Xarunta Dalka Ethopia Isagoona Ku wajahan Magaalada Dubia ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhacdo Xanuun badan oo shalay ka Dhacday Muqdisho iyo Cabsi lasoo daristay...

Wararka aan ka heleyno Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in dabley Hubeesan shalay ay afduub u geesteen gabar dhalinyaro ah kadibna kula dhaqaaqeen Kufsi iyo jir dil aad u xoogan....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(DAAWO SAWIRADA) Dhacdo Naxdin leh:Nin 5 bilood kahor ladilay oo maydkiisa...

Dadkani dhamaantood Ninka ladilay iyo waliba kuwa falkaba gaystay waxa ay kasoo jeedan qowmiyada Oromo,waxana dhacdadani kadhacday gudaha magaalada muqdisho ee xarunta Gobolka banaadir.   Dhacdadan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Magaalada Qaahira waxaa la filayaa inay ka billaabato dacwadda 20 weriye oo u...

Magaalada Qaahira waxaa la filayaa inay ka billaabato dacwadda 20 weriye oo u shaqeeya TV-ga Al-Jazeera. Waxaa weriyayaashan loo haystaa eedeyma ah inay warar been ah fidiyeen iyo inay caawinayeen...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Michael Ballack: Mesut Ozil Ma Heysto Taageerada Ciyaartoyda Arsenal

Kabtankii hore ee Jarmalka Michael Ballack ayaa ka hadlay walaaca uu ka qabo booska uu Mesut Ozil ka taagan yahay Arsenal, isagoo dareensan in ciyaaryahanka khadka dhexe uusan heysan taageerada...

View Article

Akhriso:- Beelaha Ay Kasoo Jeedan Wasiir ku Xigeenada uu ku Dhawaaqay Axmed...

Mudane Cali Maxamed Xaashi Wasiir ku xigeenka MaaliyadaDaarood Laylkase Mudane C/rashiid Xasan Cabdinuur Wasiir ku xigeenka Aimaha gudaha iyo Amniga, Mareexaan, Reex Axmed Mudane Cabdi Xuseen Cali...

View Article

Buuhoodle Maygaale Hagoogane Sool Joogto Kalshaale :-Xabad Joojin Iyo Nabad...

Maanta oo ay taariikhdu tahay 19/02/2014 shir ayaa waxaa ku yeeshay Isimo,Cuqaal,wax garad,Culimo. Iyo dhalainyaraba, beelaha Dhulbahante iyo habar jeclo, Shirkaas oo ka dhacay Meel u dhaxaysa =...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Inter Milan Oo Ku Dhawaaqday In Heshiiska Nemanja Vidic La Soo Dhameeyay...

Madaxweynaha Inter Milan Erick Thohir ayaa sheegay in heshiiskii uu ku keensan lahaa daafaca Man United Nemanja Vidic garoonka San Siro in la soo dhameeyay boqolkiiba 90. Daafaca reer Serbia ayaa noqon...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(SAWIRO)daawo xafladii soo dhawaynta ee caawa garaad jamac garaad cali ee...

Garaadka guud iyo garaadada beesha khaatumo a ayaa caawo ka soo degay Madaarka tram anal two ee Magaalada Dubai ee wadamada isku Taga Emarat ka carabta waxaana madashaasi ku soo dhaweeyey Jaaliyada...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Arsenal Oo Taala Sharaafeedka Halyeygeeda Dennis Bergkamp Soo Bandhigi Doonta...

Xiddigi hore Ee xulka Netherland iyo kooxda Arsenal Dennis Bergkamp ayaa lagu wadaa in maalinta berito ah la soo bandhigo taaladisa cusub Ee lagu sharfayo halyeyga Gunners taa oo horaantii todobaddkan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Vedio) Daawo Soo Dhawayntii Garaad Jaamac Garaad Cali Ee Dubai

Garaadka guud ee degaanada khaatumo ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada dubai ee wadanka isku-taga imaaraadka waxaana ka qeyb qaatay soo dhawaynta garaadka guud ahaan jaaliyadda khaatumo ee...

View Article

Laascaanood Miyey Is Dhiibtay? Warbixin…..

Magaalada Laascaanood ee gobolka waxaa muddooyinkii ugu dabnbeeyey ka jiray isbadelo waaweyn kaas oo saamayn ku yeeshay dhamaan noloshii bulshada ku dhaqan, una eekaysiisay sidii dad ku qanacsan...

View Article


Wararkii U Dambeeyay Ee Weerarkii Madaxtooyada Soomaaliya…

Ururka Al-Shabaab ayaa weeraray madaxtooyada Soomaaliya ee ku taalla magaalada Muqdisho. Wararka ayaa sheegaya in weerarka uu ku bilowday gaari lagu qarxiyay derbiga ku wareegsam madaxtooyada, kaddib...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawirada:Wariye Axmed Saciid oo ku Dhaawacmay Qaraxii Maanta

Axmed ayaa waxaa Dhaawaca uu ka soo gaaray Qaarka Sare ee jirkiisa,ayadoona Xaaladiisa Caafimaad ay tahay.mid aad u liidata,waxaana Dhaawaciisa loo qaaday Isbitaalka Madiina ee Magaalada Muqdisho.

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Digiin Sawiro Naxdin Leh:Daawo Madaxtooyada Somalia oo Soo Bandhigatay...

madaxtooyada soomaaliya ayaa soo bandhigtay sawirada ragii ka dambeeyay qaraxyada lagu weeraray madaxtooyada soomaaliya taas oo ay sheegteen kooxda alshabaab        

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Manchester United Oo Maanta Ku Dhawaaqi Doonta Qandaraaska Weyn Ee Wayne Rooney.

Sida ay sheegeyso BBC, Manchester United ayaa maanta xaqiijin doonta in Wayne Rooney uu ogolaaday inuu saxiixo heshiis shan sanno iyo bar ah. David Moyes ayaa shirkiisa jaraa’id ee isbuuclaha ah qaban...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Vedio) Ceeb AMISOM:Alshabab Somalia kama xorayn karno.., wixii Villa Somalia...

Madaxa ciidamada AMISOM ee ku sugan Somalia Danjire Annadiif ayaa cambaareeyay weerarkii Alshabaab saaka ku qaadeen madaxtooyada Somalia.‘‘Waxaan jeclahay in marka hore aan sheego sida aan uga xumahay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Vedio) Mid Kamid ah fanaaniinta dalka ku nool oo Hees ku karbaashtay...

Mid kamid ah fanaaniinta dalka soomaliya ku nool ayaa ku karbaashtay fanaaniinta qurba joogta ah kuwaas oo ay sheegtay inay ku ciyaareen afkii hooyo Halkan Ka Daawo

View Article

daawo rooney oo u saxeexaya man united

http://Daldoon.com/wp-content/uploads/2014/02/1928627_711123125613325_1639396828_n.mp4

View Article
Browsing all 2414 articles
Browse latest View live