Ma wasiirbaa Qaranbaa mise wakiilka SNM ee dawladda federaal
Jabhadkii SNM oo mar kaliya bedelay kulankii Bandhigga Golaha Wasiirada, kadib marku kahadlay Somaliland Wasiirka ayaa su’aal ka keenay qorshayasha ay Xukuumadda uu ka tirsan yahay soo bandhigtay...
View ArticleWakiilka Midowga Europe u fadhiya Puntland Oo Ka Hadlay Dagaalo Ka Dhacay...
Wakiilka Midowga Europe u fadhiya Puntland State Of Somalia Dr. Mohamed Awad Abbas, Isagoo tv warbaahinta Europe xalay laga wareystay ayaa ka hadlayay xiisadda colaadeed ee aagga Tukaraq ee gobolka...
View ArticleC/W Gaas oo taliyeyaasha ciidamada ku amray inay u diyaar garoobaan dagaal
Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali oo shir gudoomiyey kulanka golihiisa xukuumadda ayaa warbixin ka dhageystay guddiga difaaca ee Puntland oo qaabilsanaa arrimaha ka socda gobalka Sool oo ay...
View ArticleToogasho Sababtay Kala Carar Oo Ka Dhacday Degnaao U Dhow Deegaanka …
Wiil Dhalinyaro ah ayaa waxa lagu Dilay Degmada Xamar Jajab Ee Magaalada Muqdisho,waxaana lasoo sheegayaa in faah faahin kasoo baxeyso Dilkaas. Marxuumka la dilay ayaan si cad loo sheegi karin howsha...
View ArticleMuse Biixi oo ka Hadlay Naaneysta Lala Helay “Handaraab”
Muuse Biixi Oo Ka Hadlayay kalmad shacabku ku xantaan oo loo bixiyey oo ah Handaraab, taas oo dadku ku eedeeyeen inuu dhaqaalihii iyo dalkiiba handaraab ku xidhay, waxaanu sheegay in handaraabku...
View ArticleDaawo Muuqaal: C/weli Gaas Oo Ka Hadlay Inuu Golaha Iskaashiga Sii Jiri Doono...
Cabdi weli Gaas waxa kale uu ka hadlay federaalka iyo sida khaldan Ee Loo isticmaalay weerar afka ahna ku qaaday Dawlada Dhexe Gudoomiyaha Golaha Iskaashiga Dawlad Gobolleedyada waxa uu sheegay in...
View Article(Sawiro) Ujeedka Isimada SSC Ee Boqorka Daarood Hogaaminaya Ee Badhan Lagu...
Boqor Burhaan Boqor Muuse iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo oo ay mid yihiin qaar kamid ah Isimada Puntland ayaa maanta gaaray degmada Badhan ee gobolka Sanaag. Boqor Burhaaan Boqor Muuse iyo...
View ArticleDagaal Beeleed Ka Socda Deegaanka Dhumay Ee Koonfurta Gobolka Sool
Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhintay tiro intaa ka badan way ku dhaawacmeen dagaal beeleed u dhaxeeya beelaha qayaad iyo bahararsame oo ka dhacay deegaanka dhumay ee koonfurta gobolka sool Dad ku dhow...
View Article(Video) Wararkii ugu dambeeyey dagaal laba beelood ku dhex-maray koonfurta...
Dagaalkan oo soo bilaabmay saakay hiirtii ayaa weli la sheegayaa in uu degaano kaladuwan ku faafay iyadoo aanay jirin wax dadaal nabadeed ah oo dagaalkan lagu joojinayo. Ilaa hada ma jiraan cid si dhab...
View ArticleGudiga Nabadaynta iyo Isimada Daarood Oo Baaq Ka Soo Saaray Dagaalka Dhumay
Boqor Burhaan Boqor Muuse, Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaam iyo qaar ka mida isimada waaweyn ee Puntland ayaa maanta oo taariikdu tahay 22 October 2018 waxaa ay baaq nabadeed u direen Beelo walaalo...
View ArticlePUNTLAND OO SOMALILAND KU EEDAYSAY KICINTA COLAADDA DHUMMAY
Puntland ayaa Somaliland ku eedaysay kicinta dagaal u dhexeeya laba beelood oo saaka dib uga qarxay tuulada Dhummay ee koonfurta gobolka Sool. Qoraal ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaa sidoo kale...
View Article(Dhagayso) Ninka Ka Dambeeya Dagaalka Dhumay Oo La Helay+Afhayeenka SSC Ayaa...
Afhayeenka SSC ee imaaraadka carabta Faysal Cali Mas ayaa fariin adag u diray beelaha bahararsame iyo qayaad wuxuuna dagaalka labadaasi beelood ku eedeeyay wasiirka arimaha gudaha somaliland
View Article(Video) Beesha Qayaad Oo Warsaxaafadeed Ka Soo Saartay WIxii
Cuqaasha odayaasha iyo waxgaradka beesha khayr cabdi oo maanta kulan ku qabsaday magaalada laascaanood ayaa warsaxaafadeed ka soo saaray dagaalkii ka dhacay deegaanka dhumay ee gobolka sool
View Article(Video) Muuqaal Dhamaystiran Iyo Nuxurka Warsaxaafadeedka Khayr...
BAAQ KA-SOO BAXEY WAXGARADKA IYO CUQAASHA BEESHA KHEYR-CABDI **************************** BISMILAAHI RAXMAANI RAXIIM =============================== UJEEDO: war Saxaafadeed ku-saabsan Xaqiiqooyinkii...
View Article