(Video) Dawladda Soomaaliya Oo Ka Hadashay Dhaawacyadii Dhumay Oo Muqdisho...
Maanta waxaan u baxnay garowe iyo gaalkacyo si aan u soo qaadno dadkii ku dhaawacmay dagaal beeleedkii ka dhacay deegaanka dhumay ee gobolka sool
View ArticleDEG DEG (VEDIO) SUUQA WAYN EE MAGAALADA LASCANOD QAARKII AYUU MAANTA DAB KA...
Suuqa wayne magaalada laascanod oo manta dab ka kacay iyadoo halkaa ku baaba een hanti badan oo ay ka soo daaheen dawlada hoose.
View ArticleAkhriso Go.aamada Golaha Guurtida ee SSC ee Dagaalka Dhumay Ka socda
Akhriso Go.aamada Golaha Guurtida ee SSC ee Dagaalka Dhumay Ka socda. Baaq Nabadeed Khamiis 26 October 2018 Ku: Waxgaradka, Culimada, Dhallinyarada Labada Beelood ee Walaalaha ee Khayr Cabdi iyo...
View Article(Video) Xaalad Adag Oo Laga Soo Sheegayo Deegaanka Dhumay
Dadka deegaanka ayaa ku baaqay hay,adda gargaarka iyo cid walba oo wax ka geysan karto inay xaalad adag ku sugan yihiin barakacayaasha deegaanka dhumay Halkan Ka Daawo
View Article(Video) Ergadii Ugu Horaysay Ee Nabadayn Ah Oo U Amba Baxday Dhumay
Ergadii ugu horeysay ee ka qeyb qaadanaysa nabadaynta beelaha walaalaha ah ee dhumay ayaa maanta ka amba baxay magaalada laascaanood kuwaa oo iskugu jira isimo odayaal iyo cuqaal ka kala socday...
View ArticleMuwaadin Soomaaliyeed oo isku dhax gubay Xabsi uu ku xirnaa
Wararka ka imaanaya dalka Liibiya ayaa sheegaya in muwaadin Soomaaliyeed uu isku dhax gubay xabsi uu ku xirnaa , kadib markii uu ka niyad jabay in xabsigaasi ka baxo uuna tago halkii uu haminayay oo...
View ArticleWararkii ugu dambeeyay qarax lala eegtay Ciidamo Itoobiyaan ah
Macluumaad dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax miino oo lala eegtay kolonyo gaadiid ah oo ay wateen Ciidamada Itoobiya ee ka hawlgala Gobolka Hiiraan. Qaraxan ayaa Ciidamada Itoobiya waxaa lagula...
View Article(Sawiro) Heshiiskii Nabadaynta Bahararsame Iyo Qayaad 2004 Iyo Maanta Oo Laga...
2004 waxay ahayd xilligii mashaqadu ka dhacday deegaanka Dabataag iyo Dharkeyngeenyo, shir nabadeyn ah oo xilligaa lagu qabtay Dharkeny-geenyo ayaanu muddo bil ah isaga daba noqonaynay gudiyo , odayaal...
View ArticleMadaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka hor-yimid go’aanadii shirka Garowe
Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/xakiin Xaaji Cumar (Camey) ayaa ka hadlay khilaafka u dhaxeeya dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada, isagoo ka hor yimid go’aanadii maamul Goboleedyada ee...
View Article(video) Bahararsame Oo Walaalahood Khayr Cabdi Ugu Baaqay Nabad
Odayaasha iyo cuqaasha beesha bahararsame ayaa baaq nabadeed u diray beesha ay walaalaha yihiin ee khayr cabdi inay diyaar u yihiin nabad ka dhalata deegaanada koonfurta gobolka sool Halkan Ka Daawo
View Article(Video) Guddida Beesha Garxaajis Oo Iminka Hadley , Guurtidana Fariin Hawda U...
Guddida Beesha Garxaajis ayaa waxaa ay maanta fariin u direen golaha guurtida Somaliland , taas oo la xidhiidhay buug uu hore u qoray wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland Guribarwaaqo , taas oo...
View Article(Vedio) Ciro Oo Mar Kale Mawqif Adag Iska Taagay Kominshanka Doorashiyinka
Gudoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro oo la hadlaayey qaar ka mid ah qurbo jooga Somaliland ee dalka Ingiriiska ayaa waxaa uu mar kale ku celiyey in aanu xisbiga Waddani gali doonin doorasho ay...
View ArticleMadaxweyne Farmaajo oo Eedeyn kulul u jeediyay maamul goboleedyada dalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo xalay kulan la qaatay Jaaliyada Soomaaliyeed ee kunool magaalada Jubba ayaa eedeyn u jeediyay hogaanka maamul...
View Article(Video) Somaliland Oo Golihii Guurtida U Soo Dirtay Shirka Nabadaynta Qayaad...
Inkastoo beelaha la heshiisiinayo ay diideen inay qeyb ka noqdaan xubnaha somaliland heshiisiinaya beelaha walaalaha ah ee baharasame iyo qayaad hadana somaliland waxay wafti ka socda golaha guurtida u...
View Article(Video) Caananuug Oo Dhibaatooyinka SNM-ta Ka Hadlay +Heshiiskii Khaatumo Iyo...
Kuxigeenka Dr Cali khaliif oo hadda ku sugan magaalada london ayaa ka hadlay maamulka somaliland oo diiday diyaarad siday mucaawino daawooyin ah oo loo diiday garoonka diyaaradhaa laascaanood Halkan KA...
View ArticleCiidamo Mushahar la,aan Tukoraq Oga Baxay Oo Qabsaday Garoonka Garowe
Wararka ka imaanaya magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa sheegaya in ciidamo gadoodsan ay la wareegeen garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe. Ciidamadani oo ku qalabaysan gaadiid dagaal...
View Article