Quantcast
Channel: War la hubo oo xaqiiq ah
Browsing all 2414 articles
Browse latest View live

(Video) Isim Horey U Badalay Sijiyadiisa Kuna Biir Habar-jeclo ayaa gaadhay...

Nin sheegtay inuu yahay suldaan iskuna magacaabay Suldaan Cabdicasiis Suldaan Afgaduud ayaa maalmahan maraya degaano ay kamid tahay deegaanka tukoraq ee gobolka sool isaga oo sheeganaya inuu yahay...

View Article


DAAWO VIDEO DEG DEG Itoobiya oo Xirtay Qunsuliyadeedi Hargaysa Una Yeerta...

View Article


Maalmihii Riyada oo soo Dhamaanaya

Madaxweeynaha Maamul Goboleedka Hargeeysa ayaa maanta gaaray Burco. Mar uu la hadlayey shacabka Burco qaar ka mid ah ayuu soo qaatay heshiiskii dhex maray Itoobiya iyo Ereteriya iyo isbeddelka ka socda...

View Article

Deg Deg Daawo Video:Shirkii Beelaha Dhulbahante Oo Ka Furmay Jigjiga

Magaalada Jigjiga ee Xarunta deegaanka Soomaalida waxaa si Rasmiya uga Furmay Shirka Nabadaynta ee Beelaha ay Colaadu ku dhexmartay Koonfurta Gobolka Sool. Halkan Ka Daawo Video Waxaa Halkaasi laga soo...

View Article

Xog deg deg: Ilhaan Cumar oo taageero ka heshay Ivanka Trump

Ivanka oo taageertay Ilhaan Cumar Ururka u dooda xuquuqda dadka muslimiinta ah ee ugu weyn dalka Mareykanka iyo gabadha uu dhalay madaxweyne Donald Trump ayaa taageeray isku day ay gabar muslim ah oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxay ku kala duwan-yihiin Cabdiraxmaan Tuur, Cigaal, Siilaanyo iyo Muuse Biixi

Xilligii uu Siilaanyo ahaa mucaaradka ”Somaliland“ Cigaalna noolaa ilaahay hawnaxariistee ayaa aniga oo fadhiya makhaayad ku dheganayd Hutel Cadaani ee magaalada Burco goor barqo ah ayaan waxaan...

View Article

Daawo: Suldaan Xassan Oo Sheegay Inuu Bilad Siinaayo Faysal Cali Waarbe +...

Suldaan Xassan Suldaan Cabdilaahi  ayaa waxaa uu siyaasiyiinta mucaaridka  ugu baaqay in  ay ku deydaan Siyaasada  Gudoomiyaha xisbiga  UCID , oo uu suldaanku ku aamanay inuu Somaliland inta badan ka...

View Article

(Vedio)“Madaxwayne Safarkaaga Waxa Lagaga Fadhiyaa Inaad Badhan...

Siyaasiyiinta Cabdilaahi Maxamed Jamac iyo Liibaan Maaweel oo maanta warbaahinta la  Hadley waxaa safar uu madaxweyne Biixi ku  maraayo gobalada Bariga waxaan auu madaxweyne Biixi ugu baaqay in uu...

View Article


DEG DEG: Weerar ka dhacay Deegaanka Ceel Afweyn ee Gobolka Sanaag.

Wararka naga soo gaaraya degaanka Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamo uu hoggaaminaayo Kornel Caare oo dhawaan sheegay in uu ka baxay Somaliland ay xalay weerar ku qaadeen...

View Article


Deg Deg Daawo (Video): Muuse Biixi Oo yidhi “Reer Laascaanood Kuma Haysan...

Hogaamiye Beeleedka Somaliland muuse Biixi cabdi ayaa maanta soo gaadhay magaalada Caynaba Ee Gobolka sool isagoona iska soo horeysiiyay hadalo beer laxowsi ah. Muuse Biixi oo kusoo wajahan Sida...

View Article

Deg Deg Daawo Video:Caare Oo Hada Jiida Kula Hadlay Warbaahinta iyo Dagaalkii...

Taliyaha jabhada garxajis iyo saraakiisha jabhadaasi oo goordhaweyd warbaahinta kula hadlay taliska  ay ku leeyiyiin  Gobolka sanaag ayaa ka warbixiyay dagaal  ciidamada jabhadu ku qaaden...

View Article

War Deg Deg Ah:Weerar Laascaanood Ka Dhacay.

Dabley hubaysan ayaa gelinkii dambe ee xalay weerar culus ku qaaday saldhiga wadnaha ee koonfurta magaalada Laascaanood,sida ay sheegeen goobjoogayaal. Shacabka degmada Laascaanood ee xarunta gobolka...

View Article

Hadaad Qardho sheegato yaad hogaamin doontaan?

Murashax reer  Puntlland ah  ee ka soo jeeda beesha Cali Saleebaan ayaa  loo diiday inuu ka khudbadeeyo Barxadda Qardho, halka Murashaxiinta beesha Cismaan Maxamuud shalay oo u danbaysay ay ka...

View Article


War Deg Deg Daawo (Video):Muuse Biixi Oo Loo Galay Jidka iyo Cida...

Dhalinyaro gadoodsan oo naftood Hurayaal ah ayaa Jidka U galay Hogaamiyaha maamul Beeleedka Isaaq muuse Biixi cabdi oo Ku sugan Duleedka laascaanood Gaar ahaan Hotel Hamdi. Dhalinyaro Aad uga cadhaysan...

View Article

War Deg Deg Ah: Xabad Culus Oo Ka Dhacaysa LAASCAANOOD

Magaalada laascaanood waxaa goordhaweyd Soo Gaadhay Hogaamiyaha maamulka Jeegaanta Muuse Biixi cabdi. Muuse Oo Ay galbinayaan Boqolaal Maleeshiyaad ah ayaa soo dhexmaray gudaha laascaanood. Balse waxaa...

View Article


Deg Deg:Xaalada Ceerigaabo Kacsan iyo Ciidamo Ku Qulqulaaya

Saacadihii ugu dambeeyey waxaa deegaamada gobolka Sanaag buux dhaafiyey ciidamo iyo gaadiid dagaal oo ka kala tirsan Puntland, Somaliland iyo jabhadda Corneal Caarre. Jabhadda Corneal Caarre ayaa...

View Article

Deg Deg Daawo Video: SNM Oo tidhi’Badhan IN Aanu Tagnaa Noo Hadhay’

Xubno kamid ah Barlamaanka Jabhada SNm Ayaa ka hadlay Socdaalkii Hogaamiye Beeleedka SNm ku yimid Gobolka Sool gaar ahaan magaalada laascaanood maalintii Shalay ahayd. Xildhibaan nacnac oo kamid  ah...

View Article


Sir Culus: Tukaraq Mise Goojacde iyo Gambadho.

Hogaamiye Beeleedka SNM Muuse Biiix cabdi ayaa maalintii Shalay ahayd waxaa uu sawiro iyo muqaal Been abuur ah iskaga qaaday Maleeshiyaad kamid ah kuwa snm ee ku sugan Taliska Goojacade iyo Gambadhe ee...

View Article

Deg Deg: Maxaad kala socota Kulanka Muuse Biix iyo Farmaajo iyo Halku Ka...

Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaalida danjire Nicholas Haysom, ayaa la sheegay inuu ka shaqaynayo sidii ay kulan fool-ka-fool ah u yeelan lahaayeen madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo...

View Article

Deg Deg: Xiisad dagaal oo kasoo cusboonaatay deegaanka Tukaraq

Iyadoo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu shalay booqasho aan lasii shaacin ku tagay deegaanka Tukaraq oo ay Ciidamo Maamulka Puntland iyo Somaliland isku hor fadhiyaan ayaa waxaa lasoo...

View Article
Browsing all 2414 articles
Browse latest View live