Quantcast
Channel: War la hubo oo xaqiiq ah
Browsing all 2414 articles
Browse latest View live

Tiknikada beesha Dhulbahnate ee gobolada Sool, Sanaag iyo Cayn, iyo sida...

Beelaha Ugaadhyahan ee dega Sool iyo Sanaag: Gobolka Sanaag: Naaleeye Axmed• Magaalada Fiqi-fuliye Kornayl Madoobe wuxuu ku haystaa 25 tikniko ah, wuxuuna Somaliland kaga mushahar qaataa maleeshiyo...

View Article


(Video) Xudun Oo Madaxtooyada Garowe Ku Wareejisay Xoolo Loogu Talagalay

Xoolo ka kooban geel iyo adhi loogu talagalay caleema-saakra axmed karaash ayaa lagu wareejiyay xubno ka socda madaxweyne kuxigeenka puntland

View Article


AR KARAASH IGA GAADHSIIYA: Mohamoud Ibrahim (Xaaji)

Marka ugu horreysa waxaan soo dhoweynayaa doorashadii xorta ahayd ee ka dhacday maamulka Puntland. Doorashadaas oo ay ku guulaysteen madaxweyne Siciid Deni iyo ku xigeen Axmed Cilmi (Karaash)....

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Maxay 17-ka Xildhibaan ee SSC kaga duwan yihiin kuwa kale ee Puntland?

Waxaa hubaala in xildhibaanada ka soo jeeda Sool, Sanaag iyo Cayn ay aad uga duwanaayeen markasta xildhibaanada kale ee golaha wakiilada Puntland, xilli kasta iyo goobkasta haday noqon lahayd...

View Article

(Video) Beelaha Bahararsame iyo Qayaad Oo Kala Qaadatay Duugtii

Beelaha bahararsame iyo khayr cabdi ayaa mid waliba ka kale gudoonsiiyay tuugtii horey loogu xukumay inay mid waliba bixiyo intii lagu xukumay

View Article


(Video) Reer Xudun Oo Xaflad Soo Dhawayn Ah Ku Qabtay Garowe

bulshawaynta degmada xudun ee gobolka sool ayaa xaflad soo dhawayn ah ku qabatay magaalada garowe oo ay soo dhawayn u sameeyeen madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa

View Article

(Video) Reer Borama Oo Khaati Ka Taagan SNM-ta Oo Shirweyne Qabsanaya

Qaar kamid ah isimada dhaqanka gobolka awdal ayaa ku baaqay in la qabto shirweyne looga tashanayo aayahooda oo ay maamul gooni ah ku dhisanayaan

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kuwa Moorgana Gacan-kudhiigle U Yaqaan Fadalna Sareeya Gaas

Beeshii SNM u badnayd waxaan la yaaba markay Moorgana gacan ku dhiigle ku sheegan keenana Sareeye Gaas ku sheegan. Waxaan Allah la hortagaya in Cabdilaahi Fadal Iiman oo sannadkii 1996 kii ahaa...

View Article


(Video) Maxkamda Ceerigaabo Oo Dul Toogasho Ah Ku Xukuntay

Nin lagu eedeeyay inuu si bareer ah u dilay aabihii ayaa maanta maxkamada gobolka sanaag gaar ahaan ceerigaabi ku xukuntay dil toogasho ah

View Article


(Video) Puntland Waxba kama Oga Ciidamada Jiida Hore

Inkastoo kulankan lagu soo dhawaynayay madaxweyne kuxigeenka puntland oo ay ka dhacday deegaanka god-qaboobe hadana maamulka puntland waxaa lagu eedeeyay inay dayaceen ciidamada deegaankaasi ku sugan

View Article

(Video) Axmed Karaash Oo Baydhabo U Duulay Iyo Qorshaha

Madaxweyne ku xigeenka cusub ee Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) iyo gudoomiyaha baarlamaanka Puntland ayaa u duulaya magaalada Baydhabo ee caasimada kumeel gaadhka ah ee Koonfur Galbeed...

View Article

Ali Harare, Dagaalka Muna Key iyo Xildhibaan Luuley Sirta ka danbeysay

Cali Xaraare ayaa markan ka faaloonaya dagaalka ka dhex qarxay gabdho xildhibaano ah oo dagaal dhexmaray

View Article

(Video) Jabhada Cusub Ee Galbeedka Somaliland

Mid kamid ah saraakiisha xisbiga wadani ayaa sheegay in galbeedka somaliland laga dhisayo jabhad ka soo horjeeda maamulka muuse biixi

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaabsade Oo Wasiir Ka Noqonaya Maamulka Cusub Ee Puntland

Maalmaha soo socda ayaa la sugayaa in Xafiiska madaxweynaha cusub ee puntland looga dhawaaqo Golaha Xukuumada Cusub ee puntland taas oo dad badan ay ka dhur sugayaan Cida ku soo bixi doonta...

View Article

(Video) 16 Xildhibaan Iyo Loolanka Xildhibaan Nimco Cabdi Caarshe

Waxay u egtahay in lagu kala bixi doono codka baarlamaka qofka ka soo bixi lahaa gobolka sool kana mid noqon lahaa gudiga joogtada ee baarlamanka puntland Kamid noqoshada gudigan ayaa ku yimaada laba...

View Article


Waa Ineey Jirtaa Wax Weeyn oo Loogu Baahday Qof Ajnabi ah

Faarax Macalin ayaa su’aal laga weeydiiyey sida uu arko sharciga dhawaan ay Baarlamaanka Soomaaliya beddeleen si loogu gogol xaaro in baanka dhexe loo dhiibo nin ajnabi ah. Waxa uu sheegay in aysan...

View Article

Wasiir hore:”Waxaan la xanuunsanahay lacago xaaraan ah oo aan qaatay”

Wasiirkii hore ee wasaaradda boostaha iyo isgaadhsiinta Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal ayaa sheegay in uu xanuuno ka qaadey lacago xaaraan ah oo uu qaatey muddadii uu wasiirka ka ahaa wasaaraddaasi....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Yaa loo magcaabi doonaa wasiirka Maaliyadda Puntland?

Golaha wasiirada  uu soo magcaabi doono madaxweyne Deni,  waxa lagu ogaan doonaa caddaaladda lagu soo  xulay ,    wasiirka uu u soo  magcaabo  beesha reer Puntland ee maamulka Puntland wax ka dhistay,...

View Article

Naceeybka waa Mid Laga Gudbi Karo

Itoobiya ayaa waxaa ka taagan dagaalo soo noq-noqday oo u dhaxeeya Oromada, Soomaalida iyo Canfarta. Hadaba, Oromada, Canfarta iyo Soomaalida maxeey isku dillayaan? Oromo, Canfar iyo Soomaali naceebka...

View Article

Golaha Wasiirada Puntland Ha Laga Ilaaliyo Dameer Dameer Dhalay

Dameerkii Boqrka u noqday wasiirka Saadaasha hawada iyo meereeyayaasha Beri baa waxa jiri jiray Boqor Hanti badan  leh oo ka taliya degaan aad u baaxad weyn, Boqorkan ayaa jeclaa Ugaarsiga Duurjoogta...

View Article
Browsing all 2414 articles
Browse latest View live