Daawo: Reer Kalabaydh oo horumar weyn ka gaadhay Qur’aan kariimka & Abaalmarino
Number of View: 80Waxaa shalay xaflada balaadhan looqabtay Arday Gaadhaysa 31?Arday Oo is Gujira wiilala iyo Hablo Oo dhigata Machadka Ibnu Cabaas Ee Degmada kalabaydh Ee Gobolka Sool. Waxaa...
View ArticleAxmed Karaash oo soo gurya noqday &dareen ku gadaaman safarkiisa
Number of View: 124Madaxweynihii hore ee maamulka Khaatumo Axmed Cilmi Cismaan(Karaash)ayaa galabta abaaro 3galabnimo soo gaadhay magaalada caasimada u ah maamulka Khaatumo ee Taleex,Mr.Karaash cidi...
View ArticleFaroole oo la kulmay Safiirka UK ee Soomaaliya: SAWIRRO
Number of View: 26Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiraxman Shiikh Maxamed Farole ayaa xarunta madaxtoyada kula kulmaya wafdi ka socda Britain uuna hogaaminayo safiirka u qaabilsan Somalia Ambassador...
View ArticleDAAWO:-Goolkii Aduunka Ugu yaabka Badnaa Oo U Iska Dhaliyay Laacib Caan ah
Number of View: 90Waxaan Halkan Idin Kusoo Gudbinaynaa Goolkii Aduunka Ugu Yaabka Badanaa Oo Uu iska dhiliyay Difaac Caan ah HALKAN RIIX OO DAAWO SIDA LOODHALIYAY GOOLKAAS
View ArticleGaari uu lahaa Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Tarsan oo Muqdisho Lagu qarxiyay.
Number of View: 40Qarax miino ayaa maanta duhurkii magaalada Muqdisho lagula eegtay gaari ay la socdeen ciidamo katirsan DF-ka gaar ahaan kuwa maamulka gobolka Banaadir ee sii dhacaya. Goob Joogayaal...
View ArticleUrurka Hablaha Khaatumo Ee Wada-jir Oo Ka Farxiyay Agoomo ku kala sugan...
Number of View: 83Ururka Hablaha Khaatumo ee wada-jir ayaa maanta deeq lacageed oo loogu talagalay Agoomaha waxay soo gaadhsiiyeen 7 tuulo oo kamid ah degaanadda khaatumo kuwaas oo loogu talo galay...
View ArticleCiid wanaagsan Aqriso goobaha laga arkay bisha Soonfur.
Number of View: 57waxaa goobo badan oo dunada muslimka ka mid ah caawa laga arkay bisha soon fur ama shawaal . Goobaha laga arkay waxa ka mid ah gobolka wuqooyi ee dalka kenya . Magaalada garissa...
View ArticleAstaamaha la yaabka leh ee lagu arko qofka markii uu jaceylka haaayo
Number of View: 74Jaceylka waa shey aad u mac, nolosha u yeela dhadhan aad u macaan iyo naxariis iyo wada noolaasho waarta, qofkasta naga mid ah wuu hayaa jaceyl ama wuxuu ku soo jiraa wadadii uu...
View Article64-Jir Kufsaday Hablo Yar Yar Oo Reer Morocco Ah, Kaasoo Xiisad Galiyay...
Number of View: 78Nin waayeel ah oo u dhashay dalka Spain oo hore ugu xidhnaan jiray dalka Morocco, ee waqooyiga qaarada Afrika ku yaala, ayaa dhawaan si khalad ah, loogu daray, liiska dad uu boqorku...
View ArticleDAAWO SAWIRADA:Sidee Looga Ciidey Buuhodle
Number of View: 56Waxaa Maanta Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool Ka Dhacday Munaasibada Balaadhan ee Ciidul Fidriga, Bulshada Gobolkuna ay Siwayn Isugu Soo Baxeeen. Waxaa Lagu Kala...
View ArticleMadaxweyne Karaash Iyo Ganacsadda Oo Sheegay In shirka Talex laga soo qeyb...
Number of View: 275Qaar kamid cuqaasha odayaasha ganacsadda caasimadda maamulka khaatumo ee taleex oo maalintii shalay khudbado kala duwan ka soo jeediyay salaadii ciida kadib ayaa waxay ku sheegeen...
View ArticleDhacdo La yaab leh:- Haweeney Masri ah ayaa Aabaheed ka dalbatay inuu guursado.
Number of View: 14Nismah Amaar oo u dhalatay Dalka Masar, ayaa waxa ay warbaahinta dalkaasi sheegtay inay Aabaheeda ka dalbatay inuu guursado ka gadaal markii ay ku Jeclaatay Hanti badan uu lahaa...
View ArticleDEG DEG. Diyaarad siday Hub farabadan ayaa Xiligaani ku dhex gubaneysa gudaha...
Number of View: 3Wararka laga helaayo gudaha Garoonka Aadan Cadde ee Magaalladda Muqdisho, ayaa sheegaya in gudaha Garoonka uu gowr dhow dab xoogan ka kacay. Warar horu dhac oo halkaasi laga helaayo,...
View ArticleWar deg deg ah: Go’aamo culus oo ka soo baxay Golaha Sare ee dhaqanka &...
Number of View: 37Shir ay isug yimadeen Golaha Dhaqanka iyo G11 maalinta Khamiista 8 August 2013 baa lagu iftiimiyey baahida loo qabo. in bulshaweynta Khaatumo ay culayska saarto sidii loo gaadhi lahaa...
View ArticleGabar Cadaan ayaa maal-qabeen ah oo kadaba dhacday Fannaan Soomaaliyeed oo...
Number of View: 15Cumar Cali Cumar (Omar Sii Sii ) oo ah Fannaan da’yar oo u dhashay Somalia ayaa waxa uu Jaceyl lama arkaan ah u qaaday Gabar ka soo jeeda Qoys dhaqan, kadib markii ay isla arkeen inay...
View ArticleLAYAABKA DUNIDA: Artstayaal Caalami ah oo Gacmahooda ku soo Sawiray...
Number of View: 8Artstyaal caalami ah ayaa todobaadkan gudihiisa soo bandhigay muuqaalo cajiib ah oo ay gacmahooda ku sameeyeen kuwasi oo ubadan xeywaanada ku dhaqan Duurka siiba kuwa sida weyn loo...
View ArticleDagaalo looga cabsi qabo inay ka dhacaan Deegano hoostaga Gobalka Galgaduud.
Number of View: 6Wararka ka imaanaya Magaalada Ceeldheer ee Gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in Xiisaad kacsanaan ah ay deegaanka ka jirto taa oo ka dhalatay Xubna ganacsada ah oo halka dhawaan lagu xir...
View ArticleDhacdo la yaab ah oo ka dhacday Dalka Faransiiska. (Waa maxay dhacdadaasi).
Number of View: 2Sida laga soo xigtay, Wargeys ka soo baxa Dalkaasi Faransiiska, ayaa waxa uu daabacay Dhacdo la yaab ah kadib markii Qoys dalkaasi u dhashay ay muddo Saddex bilood heysteen Gabar meyd...
View ArticleWasiirada Arrimaha Dibadda ayaa Eedeymo lama filaan ah kala duldhacday...
Number of View: 6Wasiirka arrimaha dibada dalka Soomaaliya ahna Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka, Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan, ayaa eedeyn U jeedisay bahda Saxaafada kuna eedeysay inay si qaldan...
View ArticleVedio Shirkii Gogoldhiiga ahaa ee Beesha ugaadhyahan Oo soo gabagaboobay iyo...
Number of View: 189Waxaa magaalada Sarmaanyo ee degmada Taleex Ka furmay Shir Gogol dhiig ahaa oo ay isugu Yimaaddeen Caaqillada Ugaadhyahan Iyo wakiilo Caaqillo Isla markaana ka dhacay Guriga...
View Article