Quantcast
Channel: War la hubo oo xaqiiq ah
Browsing all 2414 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Waan Naxay Waxaan Mooday Inuu Waashay Maxaa Kala Qabsaday Zlatan Iyo Arsen...

Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa daaha ka rogay inuu aaminsanaa in Zlatan Ibrahimovic uu waalnaa markii uu diidayay tababarka kooxda Arsenal. Ibra oo 16-jir ah ayaa waxaa la siiyay fursad...

View Article


(Vedio) Xisbiga Beesha Garxejiska Oo Banaanka Keenay Ceebtii Raacday Oday...

Daawo Xisbiga Beesha Garxejiska ee maamulka SNM oo bahdilaya Odayashii Cuqdadaysnaa ee ka yimid Koonfurta Soomaaliya. Halkan Ka Daawo Cagtii joogsan weyso mar uunbay Ceeb la kulantaa, Maxamed Xasan...

View Article


(Vedio) Garaad Mashqare Oo Mar kale Ka Hadlay Qabsoomida Shirweynaha Khaatumo3…

Garaad Maxamuud Cisman Mashqare oo kamid ah isimadda dhaqanka khaatumo ayaa mar kale ku celiyay ka soo qeyb galka shirweynaha khaatumo3 wuxuu garaadka sheegay in xiligan aysan jirin cid is hortaagi...

View Article

(Vedio) Ganacsiga Magaalada Taleex Oo Kor U kac Laga Dareemayo

Ganacsiga magaalada taleex ka socda ayaa laga dareemayaa kor u kac balaadhan tan iyo markii lagu dhawaaqay shirweynaha khaatumo3 ee la filayo bartamaha bishan inuu toos oga fumo magaalada taleex...

View Article

Khasaaraha ka Dhashay Roobab ka da’ay Degaano Ay Kamid Tahay Magaaladda...

Roobab ay dadka iyo duunyaduba ku diirsadeen ayaa ku da’ay degmooyin iyo tuulooyin ka mid ah gobolka sool iyadoo roobabka ka da,ay gudaha magaalada laascaanood ay geysteen khasaare ka dhashay dabaylo...

View Article


DAAWO SUBXANALAH:TV Soomaaliyeed mucjiso Horay Lo Arag Soo bandhigay ”Nin...

Tv ga HC TV Ayaa Barnamauj uu baahiyey waxa Uu Ku Sheega Inuu nin u Dhasay wadanka Masar intuu Dhintay hadana Soo Nooladay Iyadoona Arintani tahay Mid aad naxdin badan u leh Qaabka Uu ku dhintay. Video...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Vedio) Indha-sheel Oo Mar-kale U Tartamaya Xilka Madaxtinimada Khaatumo...

Madaxweynaha Maamulka Khaatumo ahna gudoomiyaha gudiga qaban qaabada shirweynaha khaatumo3 Maxamed Yuusuf Jaamac Indha-sheel oo waraysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya bixiyay ayaa ka hadlay xaaladda...

View Article

Ogaysiis;- shabakada caalamiga ah ee Galgalanews oo hawada ku soo laabatay

Shabakada caalamiga ah ee Galgalanews oo dib usoo gashay hawada kadib markii mudo hal asbuuc ah ay hawada uga maqnayd cilad farsamo awgeed tasi oo markii danbe lagu guulaystay in laga saaro ciladaas....

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Vedio) Boko Haram oo muslimiyay, qur’ankana Baray gabdhihii ay af-duubteen

Kooxda mintidiidnta ka dagaalanta dalka Nigeria ee Boko Haram ayaa Islaamiyay qaar ka mid ah 200 gabdhood oo dhawaan ay ka afduubteen iskool ku yaal waqooyiga dalkaasi. HALKAN KA DAAWO VIDEO...

View Article


Cabdirashiid Garaad Ismaaciil Oo Ku Sii Jeeda Magaalada Taleex Ee Caasimada...

Warar aanu ka helayno ilo kalsoon yahay ayaa waxa ay tibaaxayaan in Cabdirashiid Garaad Ismaaciil iyo xubno kale ay maalmaha soo socda safar ku tagayaan magaalada Taleex ee caasimada maamul goboleedka...

View Article

DEG-DEG:Prof Cali khaliif Oo Maanta u anba-baxay magaalda taleex iyo shacabka...

Kadib 10 maalmood oo uu ku sugnaa magaalada Buuhoodle Prof Cali Khaliif Galayr maanta wuxuu u ambabaxay dhanka bariga Buuhoodle isagoo kusii jeeda tuulooyin katirsan gobolka Sool una soo gudbi doona...

View Article

(Vedio) Taleex Oo Lagu Qabtay Tababar Ku Saabsan Is-dhex-galka Bulshadda

`Is dhex-galka bulshooyinka waxay kamid tahay hormarinta iyo wax wadaqabsiga bulsho waxaana marka la helo amaan la isku halayn karo si hamigaas loo bilaabo ayaa magaalada taleex ka furmay tababar wacyi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(Vedio) Cali Maraykan Oo Ku Dhawaaqay Inuu Yahay Musharax Madaxweyne Oo...

La Taliyaha Madaxtooyada khaatumo Cali Cilmi Warsame Cali Maraykan oo maanta shir jaraaid ku qabtay caasimadda maamulka khaatumo ee taleex ayaa ka hadlay arimo badan oo ku saabsan shirweynaha khaatumo3...

View Article


Wararkii U Dambeeyay Xiisad Dagaal oo ka Taagan Degaano Ka Tirsan Gobolka...

Degaanadda Meegaagle kalshaale Iyo Qori-lugud  ayaa waxaa ka taagan xiisad dagaal sida ay sheegayaan wararka aan degaankaas ka helayno Xiisaddaan ayaa ka danbeesey kadib dadka reer guuraaga ah uu...

View Article

Deg Deg Hor-gal Cadow Toosiye Oo Loo Qabtay 24 Saac Inuu Buuhoodle Oga Baxo

Magaalada Buuhoodle Waxaa Shalay ka Dhacay Shir Balaadhan oo Dhex Maray Hor-Gale Saleebaan Cadow Toosiye iyo Beesha uu Kasoo Jeedo ee (Hagar Aadan). Shirkaasi oo ka Dhacay Gudaha Magaalada Buuhoodle ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(vedio) Beesha Warsan-gali Oo Qabsanaysa Shirweyne Qaran Maamul-gooni ahna...

Beesha Warsangali ayaa waxay ku dhawaaqday inay qabsanayaan shirweyne ay kaga tashanayaan sidii ay u samaysan lahaayeen maamul u gooni ah isalarkaana waxaa loogu baaqay isimadda dhaqanka Maakhir inay...

View Article

Video: Qodobo xiise leh Wariye casha cuud Oo ka soo muuqatay

Waxaanu halkan Idiinku soo gudbinaynaa Barnaamijkii Qubanha VOA oo tobadaadka Lagu soo Bandhigay Qodobo aad uxiiso badan oo quseeya soomaliya iyo guud ahaanba Caalamka. HALKAN KA DAAWO VIDEO...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawiro:-Laascaanood Oo Dabaylo Iyo Daruuro Dul Hoganayaan, Roobab Mahiigaana...

Magaalad laascaanood ayaa waxa dul hoganaya Daruuro xanbaarsan biyo badan , iyo dabaylo dhinaca bariga ka soo dhacay , kuwaas oo xawli ku soconaya, waxaana dhamaan deegaanada Sool, ka curtay roobabkii...

View Article

Roob Lagu Qabawsaday Oo Ka Da,ay Magaalada Taleex

Magaaladda Taleex Ee caasimadda  maamulka khaatumo ayaa waxa Hadda ku Hooray Roob lagu qabawsaday. Roobkan oo inta badan ka da’ay Magaaladda taleex ayaa dhibicii ugu horeeyay uu dhulka u soo dhacay...

View Article

(Vedio) Taleex Oo Lagu Soo Dhaweeyay Qurba-joog London Ka Timid

Axmed Maxamed Cabdi Oo Kamid ah qurba-joogta degaanadda khaatumo ee boqortooyada ingiriiska ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay caasimada maamulka khaatumo ee taleex Shacabka magaalada ayaan u kala...

View Article
Browsing all 2414 articles
Browse latest View live