Quantcast
Channel: War la hubo oo xaqiiq ah
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2414

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Badan Ee Roma v Inter Milan.

$
0
0

Waxa cawada kulan adag oo derby ah ku balansan kooxaha Roma iyo Inter Milan, waxana kulankan lagu ciyaari doona Stadio Olimpico, wuxuna kulkan soo gali doona 10:45 habeenimo xilliga bariga afrika.

Inter Milan ayaa kulankan dib u heli doonta ciyaaryahankeda Hernanes oo seegay kulankii Cagliari sido kale Roma waxa kulankan dib ugu soo noqon doona kabtankoda Totti halka Florenzi uu kulankan dhawac owgii ku seegi doono.

Xaqiiqoyinka iyo Taariikhda Kulankan:

Roma ayaan wax guul daro ah kala kulmin Inter Milan shantii kulan ugu damebyay oo ay wada ciyaareen.

Romaya ayaa inter guul ka gaartay seddex ka mid ah shantii kulan ugu dambeysay oo ay kulamn halka labba jeer ay barbaro galeen.

Roma shan kulan oo guul ah oo ay gaartay kaliya waxa laga dhaliyay 1 gool

Roma ayaa guul gaartay shanty kulan ugu dambeyay oo ay garoonkeda ku ciyaartay.

Romay ayaa sanadkan heysata rikoor ka badan kooxaha kale Ee Yurub waxeyna shabageda gool ka ilaaliyeen 16 kulan

Inter Milamn ayaa Roma ka gaartay kaliya 1 guul 10-kii kulan ugu dambeyay oo ay la ciyaareen.

Inter Milan ayaan wax guul daro ah la kulmin seddexdii kulan ugu dambeyay oo ay ciyaartay Serie A.

Inte Milan xilli ciyaaredkan waxa laga badiyay 5 kulan halka Roma 1 kulan kaliya laga badiyay.

Shantii Kulan Ugu Dambeyay Oo Ay Kooxahan Wada Ciyaareen:

Serie A:  Oct-5-2013 Inte Milan 0-3 Roma.

Coppa Italia:  Apr-17-2013 Inter Milan 2-3 Roma.

Coppa Italia:  Jan-23-2013 Roma 2-1 Inter Milan.

Serie A:  Jan-20-2013 Roma 1-1 Inter Milan.

Serie A:  Sep-2-2012 Inter Milan 1-3 Roma.

LINE-UPKA MACQUULKA AH:           

Roma: De Sanctis; Castan, Taddei, Benatia, Ramagnoli; Pjanic, De Rossi, Nainggolan; Destro, Totti, Gervinho.

Inter Milan: Samir Handanovic; Nagatomo, Rolando, Ranocchia, Jonathan; Alvarez, Guarin, Kuzmanovic, Hernanes; Milito, Palacio.

mohamud fantastic

stockholm sweden

daldoon.com

AS-Roma-vs-Inter-Milan


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2414

Trending Articles