Quantcast
Channel: War la hubo oo xaqiiq ah
Browsing all 2414 articles
Browse latest View live

Shiikh Xasan Diheeye Oo Mar Labaad Ku Celiyey Xasuuqii SNM Ka Gaysatay...

Shiikh Xasan Diheeye Oo Mar Labaad Celiyey Xasuuqii SNM Ka Gaysatay Boorame, Dhaliilayna Kuwa Hargeysa Ka Beeniyey

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

(NAXDIN)Nin tooray ku hubaysan oo dad ay qaraabo yihiin ku laayay magaalada…

Ciidamada Amaanka Degmada Balcad ayaa gacanta ku dhigay nin la sheegay in madaxa looga jiray oo Toorey ku dilay Haweeney ay qaaraabo dhaw ahaayeen sidoo kale dhaawacyo halis ah u geestay labo qof oo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xasan sheekh oo lagu kacay muqdisho oo qoryaha la qaatay amaanka oo faraha...

Waxaa Maalmahan Magaalada Muqdisho kasocda Shirar isdaba joog ah ay yeelanayeen qaar kamid ah Beelaha Soomaaliyeed, Shirarkaa oo looga soo horjeedo hogaanka Dowlada Federaalka Soomaaliya. Beesha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daawo Sawiro: Maaliyada Ay La Soo Shirtagi Doonan Xulka Belgium Koobka...

Xulka Belgium ayaa ka mid ah xulalka Yurub ugu adag Ee ka qeyb galaya koobka aduunka Ee lagu wado in lagu qabto dalka Brazil bartamaha sanadkan, waxana xulkan lagu tiriya xulalka soo kobcya Ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Man United Oo Qorsheyneysa Kulamo Sxbtinimo Oo Lacag Qaali Ah Ay Ku Hesho...

Manchester United ayaa qorsheyneysa inay dibeda ku soo ciyaarto kulamo xiriir ah oo saaxiibtinimo oo lacago qaali ah ay ku hesho haddii ay u soo bixi waayaan tartamada Yurub xilli ciyaareedka soo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

David Moyes Oo Doonaya Inuu La Soo Wareego Daafaca Tottenham Vlad Chiriches

Tababaraha kooxda lagu naaneyso shayaadinta cas cas Ee Manchester United David Moyes ayaa doonaya inuu la soo wareego daafaca dambe Ee kooxda Tottenham Vlad Chiriches marka uu dhamado xilli ciyaaredkan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Manchester City Oo Isha La Raaceysa Xiddiga NewCastle Cheick Tiote.

Kooxda maal qabeenka carabta uu leeyahay Ee Manchester City ayaa isha la raaceysa laacibka khadka dhexe uga ciyaara Newcastle United Cheick Tiote, waxana la soo sheegaya inay isku dayi doonan inay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Falanqeynta Kulanka Xiisaha Iyo Xamaasada Badan Ee Roma v Inter Milan.

Waxa cawada kulan adag oo derby ah ku balansan kooxaha Roma iyo Inter Milan, waxana kulankan lagu ciyaari doona Stadio Olimpico, wuxuna kulkan soo gali doona 10:45 habeenimo xilliga bariga afrika....

View Article


Dhacdadii abid ugu xanuunka badnayd aadna loo hadal hayo oo ka dhacday...

Waxaa Xalay Xaafada Arjantiin ee Degmada Kaaraan ka dhacay dhacdo xanuun badan dad badana ka xumaadeen kadib markii mid kamid ah dadka deegaanka uu xalay si xun u dilay Xaaskiisa. Goob joogayaal ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xulashada caawa daawo filimkan adoo iska ilaalinaya qosolka

  HALKAN KA DAAWO

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Masuul ka tirsan Maamulka Soomaaliland oo Shaaciyay Hadal Aad iyo Aad Loo...

Masuul sare oo ka tirsan maamulka Soomaaliland ayaa waxaa uu markii ugu horeysay shaaciyey in maalinta loo aqoonsaday xuska gooni isutaaga Soomaaliland ee 18ka May ay tahay maalin aan jirin oo laga...

View Article

Sawiro:-Gabadhii Ugu Horaysay Ee Soomaaliyeed Ee Iyada Oo Xijaabkeeda Xidhan...

Waxaa markii ugu horaysay ka hawlgashay booliska magaalada St. Paul ee mataanta la ah magaalada Minneapolis Warka Iyo Sawiro Halkan Ka Daawo

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

(SAWIRO)Naxdin leh kooxo hubaysan oo tooray ku laayay dad aad utiro badan...

Ugu yaraan 33-qof ayaa ku dhimatay in kabadan 130-kalana wey ku dhaawacmay kadib markii Kooxo aan wali heebtooda la garan oo ku hubeesnaa Midiyo ay weerareen goob tareenka laga raaco oo kutaala Gobolka...

View Article


Dhacdo Naxdin leh: Xiriirka ka dhaxeeya ciidamada DFS iyo Shabab (Gabar...

Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa maalmahaan kusoo badanayay dilalka loo geysnayo dadka shacabka ah, xubnaha ka tirsan dowlada iyo saraakiisha ciidamada. Waxaa jira dalabyo horay kaga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sir Alex Ferguson Oo Ku Baaqay In Waqti La Siiyo David Moyes.

Sir Alex Ferguson ayaa ku taageeray David Moyes inuu dhanka kale u rogo xaalada xun ee uu ugu jiro waqtigiisa Manchester United islamarkaana uu guulo ku gaari doono Old Trafford. United ayaa ku jirta...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Carlo Ancelotti Oo Shaaciyay Mudada Uu Sami Khedira Garoomada Ku Soo Laaban...

Tababaraha Real Madrid Carlo Ancelotti ayaa shaaca ka qaaday in ciyaaryahanka khadka dhexe Sami Khedira inuu ku soo laaban doono Madrid 15 ilaa 20 maalmood gudaheed. Khedira ayaa dhaawac halis ah uu ka...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Steven Gerrard: Waan Ku Guuleysan Karnaa Horyaalka.

Steven Gerrard oo ka caawiyay kooxdiisa Liverpool inay soo gasho kaalinta labaad ee kala sareynta horyaalka Premier League ayaa yiri: Waan ku guuleysan karnaa horyaalka. Safar ay ku tagayaan Manchester...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xarunta Nabad Suggida Ee Magaalada Muqdisho Oo Lagu Soo Bandhigay Rag Shabaab...

Hay’adda Nabad Suggida ee Gobolka Banaadir, ayaa waxay maanta soo bandhigtay ilaa lix nin oo lala xiriirinaayo Ciidamada Amniyaadka ee Ururka Al Shabaab. Taliska Nabad Suggida, ayaa sheegay in 6-daan...

View Article

(Vedio) Agoonta Taleex Oo Deeq Lacageed La Gaadhsiiyay

deeq ay soo direen jaaliyada ku dhaqan dalka ingiriiska ayaa waxaa la soo gaarsiiyey deeq lacageed oo ay soodireen jaaliyada khaatumo oo uu wakiil uga ahaa  khasnajiga khaatumo axmed aadan tabaatiig...

View Article

Video:- Xildhibaan Boos:-Reer Hargeysa Geed Hoostii Gogol Haloo Dhigo Inta...

Waxaa Kulan Looga Hadlayey Sidii Lagu Heli Lahaa Midnimada Ummadda Soomaliyeed Ayaa Wuxuu ka Dhacay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya, waxaana Kasoo Qayb Galay SiyaasiyiinContinue Reading »

View Article
Browsing all 2414 articles
Browse latest View live