Quantcast
Channel: War la hubo oo xaqiiq ah
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2414

Deg Deg Daawo Video:-Madaxweynaha Qaranka Oo Dhagax Dhig Cusub Sameeyay

$
0
0

Laascaanood Madaxweynaha jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhagax dhigay maanta xarunta madxafka qaranka ee Muqdisho.

HALKAN KA DAAWO VEDIO

Xaruntaan ayaa loogu talagalay in ay dib markale loogu shaqeeyo shacabka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha oo ay hareertiisa taaganyihiin wasiiro Gudoomiyaha gobolka Banaadir iyo masuuliyiin kale ayaa dhagax dhigay xarunta madxafka qaranka.

Maxamed Cabdullaahi Farmaajo madaxweynaha Soomaaliya oo halkaasi ka hadlay ayaa baaq u jeediyay umada Soomaaliyeed isaga oo ugu baaqay in ay dhismo iyo dayactir ku sameeyaan goobaha danta guud.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa kal hore xariga ka jaray olole uu ugu magacdaray is xilqaan oo dayactir loogu sameeynayo xarumaha danta guud ee dagaaladii ku bur buray.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2414

Trending Articles