Quantcast
Channel: War la hubo oo xaqiiq ah
Viewing all articles
Browse latest Browse all 2414

DAAWO:-Muqaal Naxdin Badan Sida Ay ula dhaqmaan Boliska Talyaaniga Somalida Tahriibta Ah

$
0
0

Muuqaalkaan ayaa ah mid Booliska dalka Italy ay qasab kaga tuurayeen darbi dherirkiisu lagu sheegay saddex mitir dadyow magangalyo doon ahaa ee gaaray jasiirada Lempadusa.

Shacabka ugu badan ee gaara sanad waliba dalka Italy ayaa waxa u badan dadyowga kasoo jeeda qaarada Africa walow marka ay maraan halis fara badan kadibna ay kala kulmaan dalka Italy dhibaatooyin fara badan oo kala gadisan]

Halkan Riix

Muuqaalka aan halkaan idinkugu soo gudbinay ayaa ah mid ka hadlaysa  dhibaatooyinka ama nacaybka ay dalalka Yurub u qabaan dadka iyagu isku dhiibay inay ku noolaadaan wadamada Yurub.

Arrintaan ayaa waxa ay qayb weyn ka tahay dhibaatooyinka haysata dalalka qaarada Africa oo ay haleeshay hogaan xumo iyo dabacsanaan baahsan.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 2414

Trending Articles